Isimada Khaatumo Iyo Beesha Darood oo taageertey R/wasaare Saacid(Daawo Videoga)
Muqdisho(Allssc) Kulan taageero ah oo ay yeesheen Siyaasiyiin, Isimada, Waxgaradka iyo xildhibaanada beesha Daarood ee ku sugan magaalada Muqdisho kulankaas oo lagu tageerayo R/wasaaraha Somalia Prof C/qaadir Farax Garad (Saacid) iyadoo halkaas lagu muuqiyey taageradda Beesha Darood la garabtaagan tahay Prof Saacid.
Riix halkan hoose oo daawo.
Maxamed Wali
Allssc Muqdisho
Short URL: http://allssc.com/?p=42964












