Hoyga Burcad-badeed Puntland (piratestan) Oo Sii Daayay Markab Ganacsi Griig ah MV Free Goddess- Iyo 21 Shaqaalihii Filipiino Kaddib Markii Madax Furasho Loo Siiyay $5.7 million
Burcad-badeeda ayaa markabkan waxa ay ku heesteyn deeganka Garacad oo ka mid ah meelaha ay ka arrimiso Puntland kaasoo in ka badan siddeed bil lagu heestay Markabka iyo shaqaalaha la socda xeebata Garacad ee degmada Jariibin ee maamulka Puntland.
Kooxaha burcad-badeeda Garacad ayaa sii daayay markab nooca ganacsiga, oo laga lee yahay dalka Greek magaciisana la yiraahdo MV Free Goddess
Xoghayaha Ururka Daryeelka bad-bareenada badmaaxiinta dalka Kenya Mr.Andrew Mwangura ayaa Reuters u sheegay in la siidaayay markabka iyo 21- shaqaale shaqaalaha Filibiinis ah.
Wuxuu yiri lacag madax furasho ah ayaa la siiyay kooxaha burcad-badeeda 10-kii bishan October kaddib markii diyaarad looga soo tuuray lacagta.
“Markab wetay calanka dalka Liberia, oo laga lee yahay dalka Greek-, kaasoo siday xamuul, in la siiyay, waxana uu u shareecday dekadda Cumaan ee Salalah,”ayuu u shegeya Mwangura Reuters.
Burcad-badeeda ayaa markabkan waxa ay ku heesteyn deeganka Garacad oo ka mid ah meelaha ay ka arrimiso Puntland sida lagu sheegay warbixintan.kooxdan ayaa madaxfurasho ku dooneeysay ilaa $9 million.sideedii bilood uu gorgortanku socday.
“Waxa aan qaadanay $5.7 million oo madaxfurasho ah, kaddib markiii dhowr bilood aan heynay markabka,” sidaas waxa Reuters nin magaciisa ku sheegay Bile Maxamed oo ah burcad-badeed ku sugan Garacad.
In kastoo weli kooxaha burcad-badeeda afduubtaan maraakiibta hadana waxa la lee yahay waa ay yaraadeen howgalada ay sameeyaan, taasoo lagu micneeyay in maraakiib dagaal oo ku sugan xeebaha Soomaaliya.
Lixdii bilood ee ugu horreysay ee sannadkan 2012-ka, ayaa kooxaha burcad-badeeda Soomaalida waxa ay qabsadeen 69-markab, taasoo markii loo barbardhigo sannadkii hore uu ahaa 163-markab, sida laga soo xigtay hey’adda badmareenada caalamiga ee International Maritime Bureau. Burcad badeeda iyo kaalinta Puntland
Guddiga Qaramada Midoobay u Qaabilsan La Socodka Guddiga Qaramada Midoobay u Qaabilsan La Socodka Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea “UN Monitoring Group” ayaa warbixin ay soo saareen taasoo ah Kaalinta Burcad Badeeda Ay Ku Leedahay maamuka Faroole ee Puntland .
Warbixinta waxay taabatay in burcad badeeda ka hawlgasha deegaanada Puntland ooay ku jiraan hogaamiyaal burcad badeed oo sare ay ku dhow yihiin maamulka Puntland isla markaana si xor ah iyagoo aan wax cabsi ah ka qabin in la xiro ama la qabto.
Warbixinta waxay tusaale u soo qaadatay, in inkastoo maamulka Puntland uu sheegto inuu xiray burcad badeed badan haddana weli burcad badeeda aan waxba laga qaban. Intii u dhexeysay October 2011 and May 2012 waxaa maamulkaPuntland uu sheegay in 600 burcad badeed ah ay xireen, iyadoo taasi ay uga faa’ideysteen dhaqaale fara badan oo adduunka, gaar ahaan Qaramada Midoobay iyo wadamada Carabta sida Imaaraadka Carabta ay ugu talagaleen wax ka qabashada burcad badeeda, Laakiin markii la baaray waxay kooxdu ogaatay in kaliya 300 burcad badeed ah ay ku jiraan xabsiyada Puntland.
Ragga la xieay ee burcad badeeda ah kuma jiraan xubnaha caanka ah oo ay ka mid yihiin; Maxamed Cabdi Garaad, C/laahi Faarax Xasan, Looyaan Siciid Barte, Ciise Yulux iyo Maxamed Warsame (ku magac dheer Xaaji).
Illaa siddeed markab oo illaa hadda ku jirta gacanta kooxahaburcad badeeda Puntland ayaa la sheegay inay kala joogaan xeebaha Garacad, Bandarbeyla iyo Raas Xaafuun, halka kooxda burcad badeeda Hobyo iyo Xarardheere ay heystaan kaliya labo markab oo kala ah “Albedo iyo Orna”.
Waxaa xusid mudan in maamulka Puntlanbd uu horey u sheegay in burcad badeeda laga ciribtiray Garacad oo ka tirsan gobolka Mudug.
Hoos ka akhriso qoraalkii (AP) iyo (Reuters)
Warbixinta waxay taabatay in burcad badeeda ka hawlgasha deegaanada Puntland ooay ku jiraan hogaamiyaal burcad badeed oo sare ay ku dhow yihiin maamulka Puntland isla markaana si xor ah iyagoo aan wax cabsi ah ka qabin in la xiro ama la qabto.
Warbixinta waxay tusaale u soo qaadatay, in inkastoo maamulka Puntland uu sheegto inuu xiray burcad badeed badan haddana weli burcad badeeda aan waxba laga qaban. Intii u dhexeysay October 2011 and May 2012 waxaa maamulkaPuntland uu sheegay in 600 burcad badeed ah ay xireen, iyadoo taasi ay uga faa’ideysteen dhaqaale fara badan oo adduunka, gaar ahaan Qaramada Midoobay iyo wadamada Carabta sida Imaaraadka Carabta ay ugu talagaleen wax ka qabashada burcad badeeda, Laakiin markii la baaray waxay kooxdu ogaatay in kaliya 300 burcad badeed ah ay ku jiraan xabsiyada Puntland.
Ragga la xieay ee burcad badeeda ah kuma jiraan xubnaha caanka ah oo ay ka mid yihiin; Maxamed Cabdi Garaad, C/laahi Faarax Xasan, Looyaan Siciid Barte, Ciise Yulux iyo Maxamed Warsame (ku magac dheer Xaaji).
Illaa siddeed markab oo illaa hadda ku jirta gacanta kooxahaburcad badeeda Puntland ayaa la sheegay inay kala joogaan xeebaha Garacad, Bandarbeyla iyo Raas Xaafuun, halka kooxda burcad badeeda Hobyo iyo Xarardheere ay heystaan kaliya labo markab oo kala ah “Albedo iyo Orna”.
Waxaa xusid mudan in maamulka Puntlanbd uu horey u sheegay in burcad badeeda laga ciribtiray Garacad oo ka tirsan gobolka Mudug.
Hoos ka akhriso qoraalkii (AP) iyo (Reuters)




the ship had been held at Garad, a haven in Puntland that they use
Somali pirates release Greek-owned ship for ransom
Somalia (AP) — A Liberian-flagged Greek-owned ship and its crew of 21 Filipinos who were held hostage by pirates for eight months have been released following the payment of a $2.3 million ransom, a Somali pirate said Friday. Bile Hussein, a pirate based in Garacad in the semi-autonomous Puntland region of Somalia, said the brigands initially wanted to be paid $9 million after they captured the bulk carrier MV Free Goddess. Months of negotiations led to the lowering of the ransom and they released the ship on Thursday, Bile said.
The ship’s owners, Free Bulkers SA, did not comment about the ransom payment claims but they confirmed that ship had been released and that all the 21 Filipino crew are well.
They said the ship was seized on Feb. 7, 2012 in the Arabian Sea carrying a consignment of steel coils from the Black Sea but they did not specify the destination or source of the cargo.
The Company didn’t want to specify exactly what day the Liberian-flagged ship was released, “as she’s still in dangerous waters.”
Hijackings by Somali pirates have significantly reduced in the last couple of years because many ships now carry armed guards and there is an international naval armada that carries out onshore raids. In 2010, pirates seized 47 vessels, so far this year they’ve taken five, a decrease that could signify that the scourge is ending, though experts say it is too early to declare victory.
Pirates still hold six ships and 156 crew members. At the height of Somali piracy, pirates held more than 30 ships and 600 hostages at a time.
The overwhelming majority of hostages have been sailors on merchant ships, though European families have also been seized while traveling in the dangerous coastal waters. Four Americans were killed in February 2011 when the pirates who boarded their ship apparently became trigger-happy because of nearby U.S. warships.
For the pirates, the risks of being arrested, killed or lost at sea are overshadowed by the potential for huge payouts. Ransoms for large ships in recent years have averaged close to $5 million. The largest reported ransom was $11 million for the Greek oil tanker MV Irene SL last year.
The ransoms are often air-dropped down to hijacked ships.
Somalia has been mired in conflict since longtime dictator Siad Barre was overthrown by warlords in 1991 who then turned on each other.
Somalia’s inland conflict has helped piracy flourish on the waters off the horn of Africa.
Associated Press Writer Nicholas Paphitis contributed to this report from Athens, Greece
Somali pirates free Greek-owned ship, say ransom was $5.7 mln
Oct 12 (Reuters) – Somali pirates have released the Greek-owned bulk carrier Free Goddess and its 21 Filipino crew members after holding the vessel for more than eight months, the secretary general of the Seafarers Union of Kenya said on Friday. Andrew Mwangura, whose role involves contact with ships sailing the Indian Ocean and catering for crews’ welfare, said a ransom was dropped onto the vessel from the air on Oct. 10.
“The Liberian-flagged, Greek-owned bulk carrier Free Goddess is now free and she is heading to Salalah, Oman, for … fuel, fresh water and a crew change,” Mwangura told Reuters.
Pirates said the ship had been held at Garad, a haven in Puntland that they use.
“We took $5.7 million ransom after holding the ship for months,” a pirate in Garad called Mohamed told Reuters.
The amount of the ransom could not immediately be verified independently.
Mwangura i s a former head of The East African Seafarers’ Assistance Programme, a n independent organization for the welfare of seafarers and a piracy monitoring group.
International navies have cracked down on pirates, including strikes on their coastal bases, and ship firms are increasingly using armed guards and defensive measures on vessels including barbed wire, scaring off Somali seaborne gangs.
That reduced the number of incidents involving Somali pirates to 69 in the first half of 2012, compared with 163 in the same period last year, according to the International Maritime Bureau.
However, the commander of the European Union’s anti-piracy task force has warned that pirates would “try their luck” again following a lull in attacks on the high seas off Somalia now that the monsoon period has ended. (Reporting by Abdi Sheikh and Mohamed Ahmed in Mogadishu and Abdqani Hassan in Puntland and Richard Lough in Nairobi; Writing by Richard Lough; Editing by James Macharia)
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43149












