Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Faysal Cali Waraabe Oo Afka Furtay ” Jabhada SNM Ma Dhaafsiisna Waxooda Qabyaalad Iyo Qaad” (Daawo Maqal Muuqaal).

Muqdisho(Allssc): Faysal Cali Waraabe oo dadka reer hargaysa u yaqaaniin  “Faysal Waal” ayaa mar uu ugu qudbadaynayay dad kasoo jeeda /beeshiisa ayuu afka furtay waxana uu cadeeyay oo qeexay dhibaatada ka taagan gudaha Jabahda SNM. Faysal Cali waraabe ayaa dhinac ka cadeeyay Qaabka ay u dhaqanto Jabahda Wareersan ee SNM. Qaabka Jabahda SNM u shaqayso ayaa ku tilmaamay Qabiil iyo Qaad.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=42797

Posted by on Oct 7 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery