Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Eygii Oo Laf Diiday Ma Noola (Daawo Maqal Muuqaal)

Dhamaan Shaqalaha Warbahinta Allssc iyo dhaman akhristayaasha waxaan leeyahay Eid wanaagsan kulu Caam wa antun bi khayr.

Maqaalkan oo qaatay Maahmaahda caanka ah ee somaliyeed ee Tidhaahda “Eygii Oo Laf Diiday Ma Noola” midaas oo macnaheedu yahay qof waxa looga maara waayo ama uu aadka u jecelyahay hadii uu diido waxa ay calaamad u tahay in uu wax wayni hayaan. sida hadii Eyga oo lafaha aad u jecel uu diido midaas oo calaamad u ah in Eygaas uusan waxba la noolayn.

Maahmaahdaa ku dhisan Caqliga iyo Cilmiga ayaa niyadayda kusoo dhacday markii aan dhagaystay Hadaladii Cabdiraxman Faroole ee uu ka jeediyay Eid Barakaysnayd ee ina soo dhaaftay ee ku beegnayd maalintii Jimcaha ee ina dhaaftay halkaas oo uu ka jeediyay qudbad ka duwan kuwii hore looga bartay.

Hogaamiyaha Maamulka Garoowe C/raxman Faroole ayaa intii uu ka ahaa Horjoogama Garoowe ayaa waxa lagu bartay inuu yahay nin aad u afxun oo aan afkiisa ka baxsan Sodohaha iskaba daa cidkale. C/raxman Faroole ayaa sida dadku ku yaqaanaan aflagaadooyinka la doonta maalmaha Ciidaha sida Salaadaha Jimca iyo Ciidaha waa weyn sida Eidul Fidkira iyo Eidul Udxada, waxa oo shacabka isu soo baxay cibaadada alle iyo dabaal dagyada Islamka uu dhiniciisa kaga faa’iidaystaa Aflagaadooyinka uu u jeedinayo Madax, Masuuliyiin iyo Maamulada aan aamin sanayn fikradaha xun xun ee had iyo jeer C/raxman Faroole kasoo yeedha.

Hadaba Eidul Udxadii barakaysnayd ee ina dhaftay way ka duwanayd  qudbadii uu C/raxman Faroole lasoo istaagay Minbarka Masaajiska Garoowe. Waxaana dadkii yaqanay ama u kuurgala C/raxman Faroole ku tilmaameen nin wakhtigiisu dhamaaday , waxa ay u sababeeyeen inuusan doorkan banaanka ka maray Ra’isal wasaarihii uu u qaylin jiray had iyo jeer horena ugu dagaalamay oo dhibaatooyin badan uga dheceen, wuxuuna ku gaabsaday waxan sugaynaa Wasiirada !!!

Waxaa cad sida aan logala tashan Ra’isal wasaraha in aan waxaba laga waydiinayn Wasiiarda ay yeelandoonto Dowlada Federalka Somalia madama ay joogaan Gole Barlaman oo si sharci ah lagu doortay, sidoo kale Madaxweyne waxana iman doona Wasiiro ka madax banaan baalixooftadii Faroole.

Waxaa sidoo kale uu C/raxman Faroole uu cod diniiq ah ku sheegay in ay wax ka ogyihiin Maamul lasheegay in dad aan ka turjumayn dahana bulshada Jubaland ay wadaan. Midaas oo C/raxman Faroole doonayo in shacabka gadoodsan ee Boosaaso iyo Gaalkacyo uu ku jeediyo Jubaland.

Sidoo kale C/raxman Faroole wuxuu ku calaacalay in loo daayo sanadkii uu ku darsaday waxana uu sheegay in uu sanadkaas wax weyn qaban doono. Sida lawada ogyahay C/raxman faroole ayaa horjooge ka aha Garoowe 4sano ee ina soo dhaaftay waxa uu C/raxman Faroole albaabada kasoo xidhay Maamulkii hore loo odhan jiray Puntland kaas oo laga nacay Guud ahaan Somalia iyada oo lagu sababeeyay Aflagaada iyo ansha xumada Faroole.

Waxaa sidoo kale  kala dhaqaaqday Maamulkii puntland ee 1998 la dhisay kaas oo ay banaan ka mareen Maamulka cagihiisa isku taagay ee khaatumo State laguna yagleeyay meel u jirta Garoowe 40 km, waxa sidoo kale banaanka maray Maamulka Raascasayr oo dhowr jeer uu Faroole duulaan ku qaaday ku fashilmay. Waxaa dhaqaaqay Beesha Warsangali  sida Beesha Dubays kuwaas oo gacanta u galay Cadami. Sidoo kale waxaa dhaqaaqay Budhtuurihii Beesha Reer Saalax Cabdilahi Cali Ciid oo hore  ay Afhayeen uga dhigteen Madax dhaqameedka Puntland kaas o u gacan galay Jabhada SNM sidoo kale waxaa tagay Beesha Aadan Siciid, Waxaa is casilay Ragii Faroole ugu magacownaa Degmada Badhan.

Waxaa kala go’ay xidhiidhkii Garoowe ay la lahayd Boosaaso iyo Gaalkacyo, waxa gadoodsan Beesha Cismaan Maxamuud oo hore  Cade Muuse uu Cabdiraxman Faroole uga  diiday inuu Sanad ku darsado isaga o ugu hanjabay Garoowe soona dhoobay maleeshiyaad la hayb ah C/raxman Faroole midaas oo Cade Muuse ku khasabtay inuu isaga tago Garoowe.

C/raxman Faroole Waxa uu kuso fashilmay Siyaasadii Sare ee Somalia waxa cad inuu ku fashilmay tii Maamulkiisa, midaas oo uu ka qaaday wal wal iyo walbahaar, balse Madaxyo-Weynta ku xeeran ee kasoo jeeda Beeshiisa sida Garaase ayaa kula talinaya inuusan ka tanaasulin Sanadka reer Qardhana ay leeyihiin reer Qardho isaguna uu leeyahay Garoowe iyo waxa hoos yaala.

 

Daawo Faroole Oo Aflagaadaynay Ra’isal wasrihii Hore Ee Farmaajo

Daawo Salaadii Ciida Arafo Ee Sanadkan C/raxman Oo Qorshayaal Ka Hadlaya Kuwaas Oo Uu Ku Fashilmay

Daawo C/raxman Faroole Oo Sanadkan Talow Talow Dhaafin Wayay Hadalkiisa

Eng: Mustafe Nuur

m-nuur1@hotmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=44208

Posted by on Oct 28 2012. Filed under Fikradaha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Eygii Oo Laf Diiday Ma Noola (Daawo Maqal Muuqaal)”

  1. kkk war adigu isku fiirso nin tolkaaya oo kheyrkii wax la qaybsanayaa ha daba taagnaane nacaladi kugu dhacdaye irirka is baahaystay iska dul qaad oo wax noqo duli alah ku badye waad duloowdeen sanadkaane xamar iyo hargeysaba wax kuma haysaane maxaa ku daba dhigay kablalaxa midooobay ee irir iska dhicinaya daarodka qaawan allah ifka ku duleeyey duf ku bax xitaa tooka jubada hoosad aflagaadeyneysaa war maxaa tahay akhs caleek duf ku bax iyo doooriso

  2. Bakari amadu bakari

    waa mustafe nuur oo runta ka sheegey horjoogaha pintland….

    Faroole ayaa denbigeeda qaadanayo kala daadiska u kala daadiyey puntland.. puntland o ukala go’dey 1. khatumo,2.raas caseyr bari, 3.galbeedka mudug,4. pintland,5. maakhir, iyo kuwo kale oo jidka ku soo jira,,, hadabo denbigeeda yaa loo raacanayaaa???? faroole.

    Faroole wuxuu hadda ka hor yiri: reer bariga fog mashaaric loo hirgelin maayo waayo bariga fog salaadda jimcaha boowe lagama dukado…
    macnaheedu oo ah waa dad ka yar afartan qof , ileen salaadda jimcaha dad 40 ka yar ma tukan karaanee…

    bakari amadu bakari.

  3. futoole awalba wax lama joogine muxuu wax badsadaa ama yaraystaa haduu is ogaan lahaa inuu yahay kii eel ka dhigay maba hadleen teeda kale ninkaagan soleil isku sheegayaa ana cidi nama haysto irirkaad sheegasana anaga keenay futoolena anaga baacinay sida futoole loo baacaiyay ayaa irirna loo saarayaa ha sugi waayin doqon ayaad tahaye anagu intaan qabanay cidna qaban mayso ku quuso siduu futoole dad aan ka mid ahayn isugu dhajinayo war anagu waan badheedhnay cidna uma baahnin tolkaad sheegaysana shisheeyaha ayaan ka hor taageerayaa waayo macnaha tol muxuu yahay mase yaqaan futoole ayaa ka horaysa intaan tolnimo isku qancinaynay waa laga gudbay iyo qabiilkii duliga ahaa hormar ayaan ka gaadhnay teeda kale doqon ayaa tahay anagu dad soomaali ayaan nahay waliba kuwii soomaalinimada khasabka kukeenay wax baro horta markaad leedahay hargaysiyo xamartoona wax kuma haysaan tan hargaysa inay go,adana gacantayda ayay ku jirtaa oo wax noqoto tan kale ee xamarna dee waa dawladii soomaaliyoo dhami sugaysay waana ku qasbanahay cid kastoo soomalinimda jecelna waa ku khasbantahay inay waxay u qaban karto ama ku tagerayso hiil iyo hooba lagarab istaagto taasi waa muqadas doqonyohoow jubalanda cid naga leh majirto anaba waa la wadaagnaa waana degnaa maamulkii ka dhisnaadana waa lawada yeelan doonaa markaa isku noqo mise dee kan futoole adeerkiis ayaa tahay oo hadalkaaba kugu qasaare ah

  4. Walaalow horta in wax la caayo ama laysku mashquulaa ma haboona waxsaan kuu sheegayaa waxaa layidhi shaydaan baa hooyadii jiidey, markaasaa layidhi shaydaan nin hoodadii jiida waa yahay hooyadiina wax la jiido way tahay, hadaba walaal Faroole maaha nin tolnimo iyo isku wad leh maaha nin fahmikara wax ka baxsan xaafada uu ka dhashay ee dhow, hadii Faroole wax laga sheegona maaha in Majeerteen wax laga sheegay ee yaan markaba qalbigaagu u soo deg degin qabyaalada walaal, anigu hadii aanana waxba ahayn oo sidaad sheegtay nin liita ahay, anigu waxaan adiga kula jeclahay inaad wacnaato, anigu waxaan ahay ninka kaaga deyran Dir oo dhan masaafo dhan 700km adiguna ma taqaanid manaad arag cadow aan aniga ahayn markaa isku siba uma fekerikaro walaal, markaa walaal iska noolow koley waxi tari mayside.

  5. SSC

    habaarka hoostaada la hel oo duf iyo daacuun ba ku baxnacdashana adiga korkaaga Allah ha yeel.
    Run buu sheegay ninka maqaalka qor, xaaraamiga mujrimka ah ee ku ceebeeyey ee cid waliba nacday ma anagaa sidaa ka dhignay?.
    Kablalaxna adigaa isku dhuftay oo Daarood kala kexeeyey, haddana waa la iska kaa qabtay, ma ooyi dee!.
    Habaarka aad wado hoostaada iyo hortaada iyo hareerahaaga ka arag!.
    dirta aad sheegayso iyo Siciid harti looma sina, wax kaa khuseeyana ma leh.
    adigu daadiina seegtay, tu kalena waxba ka tari maysid. ey baad tahay sakhraan ah.

  6. habiib

    kaalay waxuushtan dhulwas isaaqa ragoodii iyo dumarkoodiiba naagaystay waxba kama sheegaan hadaad ka baxdeen puntland adeerayal hanqaraarac lug uma dhutiyo saas ula socda awal reer miyi ayaad ahaydeen hadba kii sonkorta iyo caleenta idiin gada ayaad taqaaniin
    waligiin daba socda HAWIYE FUTAMADOOBE IYO IIDOOR
    shaqadiinii saas ayay noqotay mideeda kale somaliya waa la ogyahay waxad ka tihiin maynoorati ayaad ka tihiin cid JAGO DOWLADEED idin siinaysaa ma jirto xataa XASAN NGO bal car wax ha idin siiyo
    jubaland waxa laga samaynaya maamul daarood sadexdaas gobol dadka daga ayaa qaybsan doona maamulkaas hadi aanu nahay puntland waan taageraynaa maal iyo muruqba adiguna hawayiha iyo iidoor iska dabajoog
    DULUG DULUG DHEH LABADAAS REER DHEXDOOD DAAYIN ABIDKAAYE ………..

  7. Puntlander

    Marka hore waa salaamayaa akhristayaasha tankle waxaa tiraahdaa “Midgaantu intay gudo kale nuurayso ayaa gudeheedu qurmaa” faroole iska daa nin meel mar ah cadkiisa cidi mahunguriyeyso, aduu huunadu hooyadaa iyo walaashaa xoog ku haystaa,

    tankale aduu musharax baad lahay hal xil dhibaan uma codayn maxaad lajoogtaa waxaa tahay Damiir iska Ciyey. dufow Damiir aan saaranahay Dhuusadiisu maxay igadhimin
    kkkkkkkkkkkkkkkk

    thanks any way

  8. carabtii hore ee geele dhaqan jirtay ayaa ku maahmaahday-hadii hashu qooqday awrka maxaan ka filaa,idinka ayaan idin kabaxsan la’nahay somalida kale kawaran, wacade nimanki siciid harti ahaa oo doqonnimadi habarti caliyo khalif ahayd uu ku daaratay yaa umaara helaya wakase?kkkkkkkkk war idinku ceebtiina horta marka hore reeraha sheegataan kabaxa ama gunyahay sida isu dhaama intaad nin tolkaaya oo somali kaaga xaydaaman aad mar kasta wax kasheegayso,taariikhda ma dhicin in reer cidahaas ah waxa la idinkula kacayo lagula kaco SNM hada laascaanood qaadka waxay ka dhigtay sida la iisheegay 5kun oo shiling somali ah bal isfiirsha marka hore maxa idiin haray ilmihiini ayaa laraba in wada garaabo laga dhigo,wiilka GOREY miya la dhaha mise GUREY ma aqaane kulahaa dadban kaaga filnahay iyo majeerteen ayaan ilaasha,iyo dhul 700km ayaan horjooga kkkkkkk,idinkuba dhamantiin ma degenidin dhulkaa sheegayso arinka kale cid aad difacdo iskadaaye naagahaagi iyo caruurtaadi ayaa dayacday oo shisheeye gacanta u gelisay naagayahow hiriiryaha leh,waxa tusaale kuugu filan marki majeerteen faraha isaga kiin qaaday idinka iyo abtiyadiin reer qindhicileey waa aragtaa dharbaaxada kugu dhacday oo ilaa hada kugu socota,fadlan wali majeerteen tolnimo ayuu idiin hayaa ee tashada ama SIDII DIGAAG HARUUR LOO DAADSHAY OO GURGUR LAYIRI HADBA XAMAR AMA HAYGAYSA AMA GAROOWE UKALA YAACA,wacade waxa idin nasakhay waa naqaan waa habarti xumayd ee QANDHICILEEY,

  9. ahmed awa

    tan kale waxaan u sheegayaa ninka maqaalkaan soo qoray oo uga dhigay cinwaanka Eygii oo laf diiday ma noola marka hore Madaxwayne sh.Abdiraehman faroole goorma ayuu lafa cuni jiray mana lama maqal adiga ka hortow faroole ayaa lafo cuni jiray soomalidu waxay ku maah maahdaa nin waliba waxa uu yahay ayuu ku mooda waad og tahay faroole haddii aadan xaqirayn in uusan nin cadiisa cunaa uusan jiran oo uu markasta uu cuno cadka ugu qaalisan waxaana ku daliil ah in isaga oo caasimada dhex fadhiya in loogu keenay $50 Million oo Euro marka adeer dib u eeg taariikhda madaxwaynaha in uu san ay inan gumeed cuna lafaha sida gunta ilaalahay waa ka wayneesiiyey waadna ogtahay cida uu yahay nin MJ. adeer Taarikhda dib ugu noqo caydada nina wax ku yeeli maysid adaa afka iska xumeeyey waxaana leeyahay dadka web kaan leh ka fiirsada hadala dadka wax magaratada ah oo ku soo qoraya hadlo aan munaasab ahayn madaxda siyaasdiisa waad dhalii kartaan in aad ku soo qortaan cay iyo aflagaado waa laga fiican yahay. balse la arki doone ninka Eyga noqda oo sidii eyga lafaha loo tuuro.

  10. waxaan aad ula yaabanhahy nin horin kayari haysatoon dumarkoodi iyo ciyaalkodiba tolaay leeyihin hadana madax wayne dal iyo dad haysta waxka sheegayaa waxaa la yiri midgaantu inaty gude kale hagaajinayso ayuuu keedu qurmaa marka intaad hargayso iyo garowe qaxooti kutihin tashadaa IDP yadana kabaxa

Qormadaada

Photo Gallery