DEG DEG:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Magacaabay Ra’isulwasaaraha Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamed ayaa goor dhow magacaabay Ra’isulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa u magacaabay Ra’isulwasaaraha Dalka Cabdi Faarax Shirdoon %2
Short URL: http://allssc.com/?p=42624













madaxwaynuhu maaha ninraba inuu dalka dhibta ka saaro iyo dadka ,,ragii wax u qaban lahaa dalka iyo dadka sida farmaajo cali khaliif cali ciise waa kaa ka carary ,cali khaliif iyo cali ciise waxa uu uga baqay aqoontooda kartidooda daacadnimadooda soomaali jacaylkooda , soomaaliya waxba uma kordhin,xildhibaanada ayaa la sugayaa waxay ka sameeyaan ,ragii wax qaban lahaa laga tegye waxa uu lumiyay fursado qaaliya oo ragaas ka imaanlahaa
run ahaantii wey daahday magacaabida nin ka hada loo maga caabay raiisul wassaraha dalka waxxan ugu duceynyaa ii nuu nuqodo kii dalaka samata bixya waa hadii baarlamaangu aqbalo
waxaan u soo dhawaynayaa raysal wasaaraha cusub waxaan qaqabaa waa guul u soo hooyatay khaatumo sababta oo ah beesha dhulbahate dadalkoodii wuu midho dhalay ragii oranjiray anaga uun baa gayna waa laga careeyaey faroole waxaan lee yahay asay baa laguu saaraaye ama goi lahay ama amusilahay maxkamada aduunka heega baa kusugaysa
Khaatumo iyo Sade marreexaan waa laba walaala ah oo isaga dhaw dadka kale soo dhweeya Raiisal wasaaraha waa nin Khaatumo ah waa raggii u halgamay khaatumo isaga iyo Cali Khaliif waxba kuma kal duwana, hadduu noqon waayo nin Somaalinimada iyo diintu ku dheerthay waynu naqaannaa sida wax loo tuuro Jaallayaal.
DHULBAHANTOOW FAROOLE BAA KU RIYOOTAAN KKK ISKA DAAYA AWLIYADAAS MUNADE CADBI. SH . M . FAROOLE NIUNKAAS IYO MAAMULKIISA GOLAHA WASIITRADA AYAY WAKIIL KA YIHIIN DAD AAD ADINKA IYO MAREEXAAN KU JIRTAAN BA ALAGU QANCINAYAA WXAAANAAN RAALI KA AHAYNA SOOMAALIYA KAMA SOCDAAN MARKA ADINKU ODAYAASHII MASAAKIINTAAHAA OO AAD SOO DHOOBTEEEN MEEYE CALI CIISE IYO IIMAAN LAAWAYGII CALI XOOLO GAROOWE BAAN BUR BURIN KII DHIHI GARAWE MA HABRAHAA U SOO KAADI TAGA ISKIFFO