Deeq Lacageed Oo Ka Timi Ururka Dugsi Ee Dalka Holland Oo Lasoo Gaadh siiyey Agoomaha Ku Dhaqan Magaalada Buhodle (Sawiro)
Buuhoodle(Allssc)waxaa maanta deeq lacageed lasoo gaadhsiiyey agoonmaha ku dhaqan magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn, deeqdan oo katimi ururka dugsi ee haweenka kunool wadanka holland deeqdan ayaa ahyd 900$ amaba sagaal boqol oo dollarka maraykanka ah ururkan oo ay madax katahay “sahra diiriye gamaadiid ” sodoo kalana ay kamid yihiin haweenkan kala ah hodan diiriye iyo faisa maxamed “.
hadaba waxaa deeqdan loo soo wakiishay” sh mukhtaar axmed xaaji faarax” shiikha ayaa saaka waxa uu uqaybiyey deeqdan ardayda agoomaha ah ee wax kabarata dusiga quraanka agoomaha ee magaalada buuhoodle
ururkan dugsi ayaa ah mid mar walba garabtaagan shacab weynaha kunool dhamaanba gobalasa ssc,Sikastaba ha ahaatee maahan markii ugu horaysay ee uu ururkani deeq soo gaadhsiiyo gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta G/cayn.
Xafiiska Shabakada Allssc.com/Online
Cabdicasiis Aadan Jaamaca
kalshaale7@gmail.com
Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=44250




















waxaa la gadahway wakhtigii dadka reer khaatumo ay isku tashan lahayeen cidii wax baxsatan allah wax khayr qaba hawgu badalo