Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dadka Ka Soo Jeeda Deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn, Waxa La Ogeysiinayaa In Ay Ka Soo Qaybgalaan Shir Muhim Ah Oo Looga Hadli Doono Arrimaha Garoonka Diyaaradaha Ee Buuhoodle

Ogeysiis(Allssc)Waxaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee horumarka jecel gaar ahaan dadka ka soo jeeda deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn la ogeysiinayaa in ay ka soo qaybgalaan shir muhim ah oo looga hadli doono arrimaha Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle oo dhanka teleconference ka oo la qaban doonoo Axada 14.10.2012 saacada UK 5pm, Buhodle 7pm, Mineapolis 11am, Europe na 6pm.

Waxaa shirkaas ka hadli doona garaado, cuqaal,culumu-u-diin siyaasiin, injineerka airport-ka iyo guddiga airport-ka ee Buuhoodle.

Si la idiin siiyo telefoonka shirka waxaad soo wici kartaan:

8572102035 USA

5714949743 USA

8574459799 USA

07507792349 UK

6477828877 CANADA

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Free Call: 0014406283800
Buuhoodle G/Cayn.

Short URL: http://allssc.com/?p=43114

Posted by on Oct 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery