Daawo Waalida Faroole oo Filim Kooban Laga Sameeyey!!!!
London (Allssc.com)
dhalinyaro soomaaliya ayaa film kooban oo aha kuwa loo yaqaan Short Filmska sameeyey Faroole iyo waalida damaca qabyaalada ku dhisan ee uu soomaali la dhexjoogo.
Damacaas iyo waalidaa oo uu hada Faroole iyo taageerayaaashiisii xeedhada salkeedii ay hada soo taabteen, kuna soo hungoobeen markii soomaaliyi xamar isugu timi ayaa Faroole ku ridey qaracan iyo qalbi jabweyn, arintaas buuna filmka koobani ku saleysanyahay.
Hoos Ka Daawo.
Halkan Ka Daawo
London
allssc newsdesk
Allssc.com
allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43199













codka shacabkay dheheen waanlayaabay waa dad xanuunsan oo ay kabuuxsantay qabyaalad xasadnimo war shacabka magiciisa udaaya please waxaad rabtaanba sheega laakiin shacabka magiciisa udaaya majeerteen ilaa mooyee aadane uma baahna taasna waad ogtihiin
hahaha
way laheleen faroole iyo maxamuud saleebaan waxay kuheshiiyeen xaaraan waxaana taas marqaati u ah dhamaan soomaali oodhan iyo beelaha harti ama kuwa ladega ceebeey tacaal haday noqoto dicayad taas waxaan qabaa wax kastana waxay noqonayaan DICAAYAD WAY LAHELEEN DOQONKII QABYAALADA BADNAA EE CIISE RIYOOLE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK VIVA KHAATUMOSTD OFSOMALIYA
Kkkkkk.waxaan jeclaan lahaa inuu faroole daawado .AKhyaarta dhiigu yuusan idin kicin ,hala isdajiyo .Hala fiirsado videyoga meeshana halagame hoydo .QOfka sameeyay bravo ,you have a talent .