Daawo Sidii Maanta U Dheceen Mudaharadkii Balaadhnaa Ee Loogasoo Horjeeday Horjogayaasha Jabhada SNM Ee Dhwoanahan Amni Darada Ka Waday Gobolka Cayn (Daawo Maqal Muuqaal).
Buuhoodle(Allssc): Waxaa maalmihii u danbeeyay Jabahda SNM ay fowdo iyo qalalaase ka waday deeganao hoostaga magaalada Buuhoodle. Jabahda SNM oo adeegsanaysa Horagalyaal kuwaas oo had iyo jeer ku dadaala sidii deegaanka Xorta ah ee Gobolka cayn ay hoos geeyaan Jabahda SNM. Waxase Himilada Jabahda SNM ee ay riixayaan Horgalada waxmagaratada ah beeniyay Shacabka Gobolka Cayn oo iyagu Dhabanaaneeyay Caadaqaatayaasha.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42452












