Caada Qaate Xaglo Toosiye Oo Wasaarad Been Ah Lagu Wareejiyay Iyo Kii Wasaarada Horay U Hayay Oo U Sheegaya In Aysan Meesha Wax Oo lin (Video)
Horgalka wayn ee xaglo toosiye oo ku shaqataya dhiigii shacbiga reer khaatumo ayaa maanta nimankii beenta ku soo xera gasheen waxaa ay u dhiibeen wasaardii beenta ahayd ee isagu dhaafsaday Boqolal kiil oo lagu laayay dagaaladii dagaaladii iyo duulaankii ay soo qaadeen maleeshiyaadka SNM-Ta .
Horgalkan oo caan ku ah jilicsananta iyo dhaqan xumada ayaa waxaa maanta ay meel fagaaro ah ugu wareejiyeen wasaaradii been abuurka ahayd ee reer miiga wasaaradan oo la doonayay in lagu sasabo laguna ilaawsiiyo dhiigii masaakiintii lagu xasuuqay kalshaale laascaanood maygaagle ganbadhe iyo dhamaan goobihii ay dagaalada ku dhex mareen cidamada naftood hurayaasha ee khaatumo iyo maleeshiyaadka siilaanyo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
Ninkii ugu magacawnaa wasaarada been abuurka ah ayaa shaaca ka qaaday in aysan meesha markii hore wax oolin hadana ay sidii tahay waxaan uu hadalkiisa ka muqda in wasaaradan ay tahay mid laga soo jaray arimaha gudaha o la isugu soo daray xaglo toosiye horayna aysan u jirinba waa sida uu hadalka u dhigayo wareejiyaha wasaarada.
Waxaa xusid mudan wasaaradan been abuurka ah ayaa waxaa uu xaglo toosiye uu u sii sheegayaa ninka wareejinaya waxaad dhahdaa waxaa ii dhiibay oo igudoonsiiyay garaad soofe waana ma sabidada uu ku gafayo sadanada garaadnimo ninki ayuu markii uu kacay waxa uu leeyahay wasaarada waxaa i dhiibay garaad soofe waxaad oda marba markii ka danbaysa in xaglo toosiye oo isaga kacantiisa isku sii xabaalayo balse waxaa dhii toonta maalin uu gacantiisa iyo dilo
Dhacdooyinka la yaabka leh waxaa ka mid ah horgalka wayn oo markii la yidhi waalagugu wareejinayaa ku booday qalinka iyo isagoo aad moodo in gacanta lagu dhagayo oo la leeyahay ka gaarsii o kale sida aad ka daawan toontaan
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43859













kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxad moda bisad ilahay ceeb anan uu dhiman ileen nin aan dadkisa kalsoni ka wadan waa sidan oo kale xaartosiye waxi maslaxa siyasada marki hore ku soo daray baa ka khaldanabaa soo mahaa
mansha alaah , ilaahaay hakugu garab galo hawsha adag ee laguu xilsaaraay , ilaahaayna waxaan ka baryaya inuu wasiir nabadoon xaglatoosiye u fududeeyo hawsha loo xiksaaray , amiin
Waa ka helay cinwaanka maqaalkan runtii waa la hesheen
khaatumo waasardan ma samyasan kari weyday watii lahayda kharshkii baa dhamaaday oo baabuurtaanu jidkan uglayna walaahay 500 ee qof ee buuhdle busaardu ku laysay hadii ay is soo dhiibi waayan xabad waxaan ahayan laga ga ma shaqaynayo ma garteen khaatumoseeg
SNM wligoodba dibjirada iyo kuwa liita ayey urursadaan!.
xaartoosiye waa sakhraan, xilkii lagu maslaxay markuu putland
ka soo masaryayna waa lagula kufay ee mid uu u qalmo ma ahayn.
Waa uu ka dembi badan yahay calooshooda u shaqaystayaasha kale
waayo, magacii sharafta lahaa ee SSC loogu igmada buu meel kaga dhacay!.
In kasta oo eeda la saari karo kuwii u dhiibay xilkaas ninkii Dhulbahante ugu liitay!.
Hadaan maqlo xaartoosiye wuxuu joogaa buuhoodle, waxaa cadaanaysa,
in ragga dhulbahante ay isagoo kale oo miidhan yihiin.
Hadalkan aan leeyahay, ma ah mid aan wax ugu dhimayo raggaas ee waa mid
soomaali oo dhani ay maanta u jeedo, waxaana TOOSH WEYN ku sii ifiyey
xaartoosiye, wjigaa gubay waa wax sakhraan ah!.
WAA IGA QOSLIYEEN XAAR TOOSIYE BAY DHAHEEN.
KANI WAXBA MA SOO KORDHINAYO AAN KA AHAYN IN UU XAAR KEENO
HARGEYSA HARGEYSAY XAAL QAADO
am sorry walahay ilahay hakuu naxariisto uun baan aniga orankaraa waxkale oo hada loogudarikaro waxa weyan inahay soo hadeeyo oo tobada kusoo celiyo ceebtiiisa hadii ay murayad udhiibi lahayeen aya fiicanan lahayd hada waxa uu kafekeraya meshuu jogo iyo meshuu kayimi iyo ubadkiisii soray miyuu ogyahay in wasiiirka runta ahi uu mesha fadhiyo uusan see ka garanayn dadka hada isagu waa maqar saar sida kuwakaleba haysata kkkkkkk wa magac uyaaaal markale ilaahay hakusoo hadeeyo ooo hakusoo tuso xaqagii iyo xalashadiiiii amiiiin