Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Been Abuur Lagu Been Abuurtay Odayaal Ka Soo Jeeda Khaatumo Lana Yidhi Odaygii Harti Oo Waa Hore Dhintay Ayaan Soo Kicinaynaa Dibna Ugu Qabsanaynaa Gobalada Jubooyika

Waxaan  qoraalkan  diirada   ku  saarayaa shir ku  fashilmay nairobi 29 bishii aynu  soo dhaafnay   shirkan oo lagu  soo daabacay shabakadaha   puntlander.com iyo raxanreeb.com kuwaasoo sheegay  in  shir   beesha harti u dhantahay  u ka dhacay  jaamiya mall.

 

Sidoo kale   waxaa  lagu  been  abuurtay  mas uuliyiin ka soo  jeeda deegaanada khaatumo satet  kuwaasoo   la sheegay in ay ka qayb  galeen shirkan ayaa  la soo xidhiidhay shabakada codka  shacabka  ee allssc una sheegay  in  odaygii harti ahaa uu waa hore  dhintay hadana uusan  dib u  soo  noolaanayn ayagoona  til maamay  in  uu been abuur ahaa  shaqsiyaad  gaar ahna ay wateen.

 

Qoraalka  Been Abuurka Ah Halkan Ka Aqri

 

Mas Uuliyiintan ka soo  jeeda beesha dhulbahante ayaa sheegay  in ay bixin doonaan waraysi  cod ah oo ay  ku beeninayaan shirkaas  ka dhacay    holka shirarka ee jaaliya mall iyagona  waraysi dheer siin doonana  shabakada codka shacabka allssc iyo warbaahinta kale soo somaaliyeed,

 

Dhanka kale waxaa  na soo gaadhay in uu  shirkan  fashilmay uu ka danbeeyay  ninka  hogaamiyaha u ah   maamulka  garoowe ee  faroole   qarashaadkana ku  bixiyay  in la qabto shir lagu been abuuranayo  harti oo dhintay waa  hore  faroole ayaa ku caan baxay  isku  dhufasho beeleed  iyo  sidoo kale  isagoo doonaya in  u dalka soomaaliya dib  ugu cesho colaadii  21 sano ee  la soo  dhaafay.

 

WARAYSIYADA AY KU BEENINAYAAN MAS UULIYIINTAN WAXAAN IDIN SOO GUDBIN  DOONAA  24  SACADOOD EE  INAGU SOO WAJAHAN

 

kala  socoda Allssc.com

Allssc@allssc.com

Allssc@hotmail.com

Naaji@allssc.com

Allssc3@gmail.com

 

 

 

Short URL: http://allssc.com/?p=42655

Posted by on Oct 4 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “Been Abuur Lagu Been Abuurtay Odayaal Ka Soo Jeeda Khaatumo Lana Yidhi Odaygii Harti Oo Waa Hore Dhintay Ayaan Soo Kicinaynaa Dibna Ugu Qabsanaynaa Gobalada Jubooyika”

  1. Juboyinka. Eegadatan absamei iyo Kenya. Ayaa. Kamasuula. Ee. Harti. Hanagu daba faylaan. AMA. Shacabka go,ay. Gacal ha u noqdaan.

  2. yaa wax ka waydiinaya odoyaasha aad sheegaysaan

    joogid iyo joogid la aan waa isku mid

  3. axmed kisima

    tifatiraha ALLSSC maqaalkan markaad soo qortey waxaa inoo cad in aadan gareynin jubooyinka siiba gobolka jubbada hoose…

    waxaan kaa codsanayna allssc waxa ay aqoonta u leedahay in ay soo qorto .
    jubbada hoose harti qayb libaax buu ku leeyahay , suldaanka hartina waa oday reer ugaas ah oo dhulbahante ah ,,, allssc ha isku xirin waxa ka socda garowe iyo laascanood, annagu jubbada hoose siyaasaddeenu waa ka gooni tiina wuqooyi iyo bari,, kismayo waa magaalo harti ,, hartibaana difaacayo tiina ha inagu dabaqina ama ha la mid dhigina idinka iyo faroole waa naga duwan tihiin , suldaanka kismayo ee hartiga waa ugaaska dhulbahante ….. isku taariikh ma nihin , shirka nairoobina dhulbahante faro badan ayaa ka qayb galey,,, kismayo waxay jirtey farooloon jirin … ha khaldamin all ssc…

  4. Mahamed

    salaan sare ayaan idiinsoo diray webka ssc .
    markaan ka soo tago salaantaas qaaliga oo aaan idii soodiray,
    walaalayaal dadka walaallaha ah ee jubooyika dega waxaa qas iyo qabyaalad kula dhex jira dadka majeerteenka ah oo maanta kala geeyey ama isku diray nacabka ay u qabaan dadka reer gado awgiis.
    walaalayaal waxaa fiican dadkaas waa inay wada drgaan oo wax wada qaybsadaan,
    waxaa ku talin lahaa in soomaali wada degto haddii kale dhibkaan wuxuu saamayn ku yeelanayaa dawladnimada soomaaliya iyo rijinka oo dhan ,gaaladuna waa siday rabeen oo soomaaliya inaysan isku imaan ayey rabaan.

  5. Allssc nacaybka iyo dad kala fogeynta waxba ku gaari maysaan sidaas ogaada mj nacaybkiisana waaa jabkiina Those guys are political masters,

  6. Cali ugas

    @reer mudug war ha political mastar leyninee,,, waxna ma ogidiinee ee intaas dadka walaalahiina ah baad boobtaan ma sidaas baa political master ah. hehehehe bal hadda ka dib aan aragno polital master nimadiina …. waxaa dhamaadey dulqaadkii, waa seeta goysey,,,, bal in mar dambe kuraasta inaa ku soo fadhiistaan aan aragno…..

  7. @Reer mudug
    Dhibka soo gaara dhuloos waa guusha mj, naceybka mj-na waa jabka Dhuloos masidaas ayaad ka wadaaa? kkkkkk waasey adiga kula tahey

Qormadaada

Photo Gallery