Comments on: Banaabax Lagu taagerayo Magacaabista Raysal wasaaraha cusub Ee Somaliya Oo Saaka Kadhacay Magaalada Buhodle (Sawiro)

By: Asad Daahir Duraan puntlander
aad ayaan usoo dhawaynaynaa  madax waynaha cusub waxaana leenahay hambalyo

By: kiligiidul
qarandoon salamulah inder salaanta sharafta madan waan ka gudonay mid lamidna waxan ku soo marinayna hawada inder  ta labad  aad iyo aad baan uu soo dhowaynayna raysalwaraha somaliya waxan lenahay ilahay haa kula garab qabto xilkad uu qaday umada somaliyed oo dhan mida kale hadan nahay anagu reer khaatumo waxan mar kasta uu tagan nahay isku kenka somaliya iyo midnimada dalka iyo dadka somaliyed  ilaa maanta iyo ilaa 1901  oo ah maalintan dagaalka lagalay gumayisti gobolada waqooyi ee ingiriska iyo maanto oo aan  dagaal kula jiro cudur qabenka snm ee somaliya bufiska iyo qabyaladu ku dirtay marka mar kasta waxan lenahay somaliya haa jiiro oo haa joogto

By: barwaqo
waalaalo dhulbahante qabiil mahe waa qaraan. meelkastana goonimada iyo halganka walaga simanyahay viva khatumo iyo somalia

By: qarandoon
asc dhaman umada somaliyed gaar ahan umada reer khatumo state meelkastay joogan ano kaa miid ah dhalinyarada uu dhalatay khatumo balse kuu nool dalka USA waxaan tageeraya waxay shacabkaygu tagareen dawlada somalia iyo raisal wasaraha cusuub. ruunti aad baan uu tageersanahay haadanu nahaay dhalinyarada iyo wax garadka, mamulka sharafta leeh ee khatumo , gaaraado, cuuqal waaxaan aad iyo aad iso dhawayna raisal Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka somalia mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” hadanu nahay umada khatumo waxan kuu lenahay gacma furan kuuso dhawoowe

By: DR DALMAR
waaaaaaaaw waa daraawiishtii dhubbahante gobonimo halkaas ayeey taal

wadaniyiin somalinimada ay ku wayntahay iga dheh guulaysta somaliya hanolaato

Dr dalmar From Bardhere

By: SSC-Citizen
Maansha Allah, wadaniyiin dhab ah.