Baaq Tiiraanyeysan Oo Ay Dirayaan Haweenka Gobolka Cayn:-Aad Ban Uga Uur Xunahay Dhibaatada Haysata Shacabka Yaga Ku Dhaqan Gobolka Sool Xaruntiisa Laascaanood.(Top Videio Daawo)
Buuhoodle(Allssc): Baaq Cabarasho oo ay u dirayaan haweenka gobolka Cayn, Dhamaanba Madaxda Jumhuuriyada Federalka Somalia,Haayada Xuquuqul Insaanka”Human Right Warchs” iyo dhamaanba Garaadada,Cuqaasha,Waxgaradka Beesha Dhulbahante.
Baaqan tiiraanyeysan ee maanta ay muujiyeen Haweenka Gobolka Cayn oo ku wajan, Kadib markii xabsiyada loo taxaabey Hooyooyin iyo Suxufiin u dhashay deegaanada Khaatumo State gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Yadoo tacadibyadan loo geeystey bulshada rayidka ah ee ku dhaqan gudaha magaaalda Laascaanood ay timid kadib markii ay shucuurtoda taageero ku muujiyeen banaanbax ay ku taageersanaayeen R/Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Federal ka Somalia, Banaanbaxani kadib na ay kala kulmeen dhibaatooyin ba’an Hooyoyinka iyo Suxufiyiintii yagu faafiyey ee warbaahinaha caalamiga ah kasii daayey.
Yadoo ay dhibaatadan u geeysteen bulshada rayidka ah ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Jabhada sida xaqdarada ah ugu sugan gudaha magaaladaasi Laascaanood iyo Horgalo yagu la shaqeeya hase yeeshee u daba dhilifa Hooyooyinkood.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0014406283800
Buuhoodle G/Cayn.
Short URL: http://allssc.com/?p=42839













masha alla dumarka reer khatumo waa gesiyaal