Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Aqristayaasha-Allssc-Xog Culus Oo Ku Saabsan Safaarad Soomaaliya Ee Ku Taala Nairobi Maloo siman Yahay Mise Looma sina.

Waxaan halkan kaga hadlaya  warbixin  dhawaan  ay diirada saartay  shabakada  allssc  taaso ay kaga hadlaysay xaalada safaarad iyo safiirka soomaaliya  mohamed  ali nuur americo oo  ay beeniyeen  warbaahinta  galguduudnews.

 

Hadaba safaaad soomaaliye ee ku taala  kenya  ma loo  siman yahay mise looma sina   taasoo macnaheedu tahay  looma sina  waxaan a  aruurinay xogbadan oo aan  mudo diyaarinaynay.

Dhanka kale shabakada allssc waa kuwa u taagan ilaalinta midnimada umad soomaaliyeed iy calanka buluuga ah  sidookalana u hiiloso  shacbiga dulmanayaasha ah.

Xogtii aan kaga hadalnay safaarad  soomalaida ee kenya waxaa beeniyay  shabakada wararka ee galguduudnews laakiin waxaa nasiib wanaag ah  in aanu hayno  warbixino runta ka turjumajo oo aan soo bandhigayno.

 

 

Saacadaha soo socda waxaad  la socondontaan  warbixino muhim ah kuwaasoo  oo iskugu jira  qoraalo  video marka aad  aragtaan aqristayaasha   iyaga ayaa  go aanka  leh.

Short URL: http://allssc.com/?p=43827

Posted by on Oct 22 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery