Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Wafti Balaadhan Oo ay hogaaminayan Golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State Ayaa Maanta Soo Gaadhay Degmada Fiqi fuliye

Fiqifuliye(Allssc):  Waxaa magaalada awrboogays ka anba-baxay wafti balaadhana oo ka socota Maamulka Khaatumo waxaana waftidan horkacayey Madaxwaynayaasha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indho sheel iyo Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) Waxayna Waftidan ujeedkeedu ahaa Kormeer iyo Hirgelinta Maamulka Degmooyin iyo Tuulooyin ay kamid yihiin degmada Awr-boor gays iyo Degmada Fiqi fuliye,waxaana waftidan ay kormeer kusoo mareen Tuulooyin ay kamid ahaayeen kulaal,boodacade,oo dhamaantood kala hoostaga gobolada sool iyo sanaag

waxaana waftidani si heer qaran ah loogu soo dhawayay Degmada fiqi fuliye oo ka tirsan gobolka sanaag iyadoo ay dhamaantood shacabka degmadaas ay isugu soo baxeen fagaaraha magaalada iga oo ku lebisnaa calanka soomaliya iyo lacanka maamulka khaatumo isla markaana waxaa shacabka magaalada fiqifuliye uga mahad celiyay soo dhawaynta golaha madaxtooyada iyo waftida kale soo dhawayn ka dib ayaa shacabka waxaa lahadlay madaxwayne maxamed yuusuf jaamac indha sheel isaga oo sheegay in ay ku farax san yihiin sida ay u soo dhaween shacabka reer fiqi fuliye isla markaana ay u socdeen ayna dhamaan qaybaha kla gedisan ee bulshada ay lakul midoonaan

Waftidan ka socota Maamulka Khaatumo ayaa Safarkooda ku maridoona Degaano Badan oo ka tirsan gobolada sool iyo sanaag

Short URL: http://allssc.com/?p=44339

Posted by on Oct 31 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery