Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Adna Adan Ma Eeday U Tahay Beesha Arab Oo Dhan ?!!!

Waxan salamaya dhamaan Shaqalaha Allssc iyo Akhristayasha sharafta badanba. Waxaan jeclaystay inaan waxyar ka su’aan had iyo jeer kusoo noq noqnaysay madaxayga midaas oo aan arkay markii aan boqday gudaha Dalka Somalia khasatan Hargaysa iyo halkan ka imi ee qurbaha oo mid lamida aan ku arkay waxa kala kulmay gudaha.

Su’aasha had iyo jeer naftaydu ay is waydiinaysay ayaa ah Adna Adan Beesha Arab Oo Dhan Ma Eeday U Tahay ?!!!.

Beesha Arab waa beel kamida beelaha daga Waqooyiga Somalia. Waa beel baladhan oo leh rag iyo dumarba dhalinyaro iyo waayeel. Beesha Arab oo leh Qurba joog iyo Daljoogba waxaadsr marka aad la kulanto bulshada Beesha Arab aad ar kaysaa Su’aasha ay naftaydu iswaydiinaysay ee ah Adnaa Eedady ah.

Runtii Qurbaha hadii aad kulantaan Beesha Arab waxaad barashadiinu ka bilaabmaysaa Adnaa Eedo Ii ah waxayna u dhamaanaysaa Adnaa Eedo Ii Ah. Ruxa aaad la kulantay ha’ahaado Wiil ama Gabadh Dhalinyaro iyo Waayeel, Caamo iyo Culumaba waa Adnaa Eedo Ii Ah.

Hadaba naftaydu waxa ay is waydiidsay War Beesha Arab Miyaysan Adeer lahayd?

Runti ma aha inaan reer dhan aflagadaynayo waxan rabaa inaan wax saxo oo wax toosiyo. Waxaan rumaysanahay in Beesha Arab aysan Farayaraan liidayn ee Tayo la’aan ay liidayso.

Beesha Arab Waxa ay ka mid ahayd beelihii sida xooga ah ugu hoobtay Dagaalkii SNM Isaqa kale ayaa ku xod xodan jiray oo ku dhiirin galin jiray si ay dagaalka u galaan magaca ” Dhiirane Isaaq” kaas oo ay Beesha Arab aad u jeclayd waxana ay dagaalka Safka hore ku yaaci jireen marka ay maqlaan kalmadaas. Beesha Isaaq wax saldhig u ahaa Tulada Arabka ee Bali-Gubadle halkaas oo ay jabhada SNM ay ka duuli jirtay, ilaa manta magaladan hadalkeda lama maqal malintii Jabhada SNM ay soo gadhay hargaysa ayaa u danbaysay maqalkeeda.

Sidoo kale Beesha Arab waxa ay ka barbar dagaalantay Maxamed Ibrahim Cigaal oo qabay Eedadood Adna Adan wakhtigii Beesha Habar Awal iyo Ciidagale ku dirirayeen Magaalada Hargaysa oo runtii labaduba ay u siman yihiin Beesha Arab. Beesha Arab Kulayl mooyee kama qaadin qabow dagaalkaas, Eedadood oo mar laga dhigay Wasiirka Arimaha Dibada Saygeeda ayaa hadana xildha ka xayuubiyay mana uu u magacaabin cid kale oo kasoo jeeda Beesha Arab.

Beesha Arab gudaha Beesha Isaaq kuma laha magac, magalada ay ugu badanyihiin beesha ee Hargaysa waxa loga yedha magacyo dadku ka dagaalamaan oo aad u qalafsan, Ganacsi weyn kuma laga marka laga reebo Hospital ay dhistay Adna Adan , Shaqa kama hayaan Xafiisyada Jabahda SNM, Siyaasiyiin Magacleh kuma laha Dal iyo dibad haday jiraan Isaqa ama Besha Habar Awal ma u ogola fursay ay ku soo baxaan.

Dhalinyarada Beesha Arab waxa loodiraa meelaha ugu adag dagaalka Sida Gobolka Cayn, Gobolka Sool waxa la iska xijiyaa meelaha ay colaada aadka ah ka hurayso sida Dilla,Seemaal, Kalshaale,maygaagle iyo Waqdari sidoo kale waxa ay jogaan Ganbadhe, Goojacade iyo duleedka Yagoori. Wiilasha Habar Awal waxa la geeya meelaha ila dhaqaalaha leh kuwoda aan aqonta lahayn waxaa la geya baraha kastamada wax lagu canshuuro  si ay u helaan dhacdhac. Beesha Arab waxa ay taagan yihiin halkii 1991 kii Dhiirane Isaaq beesho waxa ay la dahay Adeer wax garad ah oo haga una sheega wacyigu inuu is badalay hadii Tolkod aysan Magac iyo Mansab ku haysan oo Arab Daandhagax iyo Erayo aanan jeclayn ugu yeedhaan waxaa fiican inay Dariskoda la saxiibaan  Adeero Fiicana Samaystaan.

Halkan Ka Daawo

Beesha Arab Oo Ugu Badan Maleeshiyada Loosoo Ururriyay Maxamed Ibrahim Cigaal Si Ay Ugu Dagaalamaan Adeerkod oo Markaas Beesha Ciida Gale Khalkhal Galisya Kana Qabsatay Airportka iyo Inta Badan Magaalada Hargaysa. Beesha Arab Dagaladaas Magac iyo Mansab Tona Ugama Kordhin.

ENG: Mustafe Nuur

m-nuur1@hotmail.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=43155

Posted by on Oct 13 2012. Filed under Fikradaha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Adna Adan Ma Eeday U Tahay Beesha Arab Oo Dhan ?!!!”

  1. Somaliland Star

    Of course Edni arap Eedo ayay u wada tahay
    Godanana adeer buu u wada yahay ee maxaad ka qaadi kartaa.
    Arab waa geed-labka isaaq adeer Somaliland-tan ba isagaa dhidibada u taagay oo ay ku fadhidaa oo sidaad sheegtay Siyaad barre ka xoreeyay.

    Maal gashiga ugu badan Somaliland na iyagaa leh adeer. oo cid walba uga lexo jeclo badan.

    Reer Sheekh Isaxaaq baad is leedahay taaga isku dir oo ka dhex kaluumayso..
    waad la wayday ee beel kale ayay ahayd malaha inaad abaarto.. arab xagiisa waligeed Somaliland looga soo dhici maayee aayar dhiidhiibso.

    • sagal

      godaane ale ha daayo ha hadayo waa ninka amiin waa ninka kala gabiyeey faqaashta iyo dad walaan ee maskaxda ka buuka adna horta dhulbahanta dhalay oo hoyadeed dhul bahantay ahayd a si kaste ha ahaato lakiin waxaan idiinka ciil layahay mr goodaane oo dhamayeey faqaashtii dabar gooyeey mansha laha

  2. M.H.Buraleh

    Muslim ma aha miyaa,inta la hubo ilaa 1968 daba gaab bay ahayd(qaawan).

  3. Buhodle

    The shoko-loko-bangoshay of iidoor-land. I mean that tootless hag called Edna.
    Ha-ha-ha!

  4. iman jama

    ALL ssc waxaad tihiin kalaab,magaca All ssc badal oo ku badal khaatumo state qurun yahay waxma tarayaal baad tihiine

  5. Waxaan naas hoyo qabanayno Bala qadatatee Hilbaha qaydhin nagadaa

  6. Idoorku ima kala sukeyo naagta godane ku faneyso waa mid qasartay godane Darood mu dhamanen dad masakin bu layay ma asaga ku dhoco inu ka dagalamo caro darood weyne ka taliyo asgo idoor xuna maantaba godane wuxu ku dhumaleysanaya bulacadihi konfur i hate idoor

  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Qormadaada

Photo Gallery