Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Xildhibanada Oo Kadoodaya Qodob Laga Reebay Shuruudaha Laga Rabo Musharaxa U Tartamaya Madaxweynaha Dalka Somalia ( Daawo Maqal Muuqaal).

Muqdisho(Allssc):  Kulan ay haatan u fadhiyaan Xildhibanada Cusub ee Somalia ayaa waxa uu ka socnayaa  Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho iyagoona ay kaga doodayaan arimo dhoor ah oo ay kamid yihiin doorashooyinka Madaxweynaha iyo sidoo kale iyadoona loo qeebiyay Xilibaandaan nuqul kamid ah qabyo qoraalka Dastuurka.

Kulamkaan oo ay wada qaadanayaan Gudiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo Sidoo kale Xuilibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxana ay kawada doodayaan qodobo dastuuri ah oo ay kamid yihiin shuruudaha horyaala Musharaxiinta u taagan qabashada xillka Madaxweynaha Soomaaliya kaas oo ku aadan in laga doonayo musharax kasta inuu heysto 20-Xildhibaan saxiixooda, iyo shuruudaha Musharixiinta kulankaan ayaa ah mid ilaa iminka socda welina kama soobixin wax natiijaa.
kulankaan ayaa waxa uu kadanbeeyay kadib markii ay maalintii shalay aheed ay isku afgaran waayeen qodobo kamid ah Sharuudaha la hor dhigaayo Baarlamaanak Soomaaliya Gudiga Doorashada Madaxweynaha taas oo ay markii danbe isla afgarteen in la horgeeyo Baarlaamka Qodobadaas ay isla afgaran waayeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Shuruudaha La Isku Afgartay In Laga Rabo Musharaxa Madaxweynaha

Halkan Ka Daawo

 

Allssc News Desk

Allssc@hotmail.com

Allssc3@gmail.com

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=39683

Posted by on Sep 2 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery