Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Xildhibanada Cusub Oo Shatiyada Isu Siibtay Iyo Feer Laga Baqayo Inuu Mardhow Ka Bilaabmo (Daawo Dagaaldii Hore Ee dhexmaray Xildhibanadii Hore).

Muqdisho(Allssc):Iyado wali si habsami leh uga socoto dooda ay Xildhibaanada Baarlamanka ay ka leeyihiin qodobo dhawaan ay soo bandhigeen xubnaha gudiga doorashada ayaa waxa uu noqday mid ay qodobadaasi isku mari waayeen xubnaha Baarlamanka Soomaaliya waxana durba soo baxaysa kala fogaashada aragtida qodabadaadsi ee xubnaha Baarlamanka iyadoo buuqa iyo sawaxanka ka socda gudaha xarunta laga maqlayo afafka hore ee xarunta baarlamankasida uu ku soo waramayo wariyaheena ku sugan xarunta shirka ka socodo Foos Maxamed.

Kulanka waxaa goob joog ka ah ku dhawaad 200- oo Xildhibaan kuwaa oo si weyn maanta uga doodaya Qodobo Dastuuri ah oo kamid ah Shuruudaha laga doonyo Musharaxa u taagan Xilka Madaxweynanimo ee Soomaaliya.
Qodobada Dastuuriga ee Masharixiinta hortaala ee maanta laga doodayao waxaa kamid ah.
1-In uusan Musharaxu galin Dambiyo waa weyn
2-in Musharaxa uusan Da’diisa ka yareyn 40-Sano
3-iyo in Musharaxa uu heesto saxiixa 20-Xildhibaan.
Qodobadan ayaa ah kuwoaad u cul culus oo kaliya ay ka soo bixikaraan xubnihii ugu tunka weynaa dowalddii dhacaday iyo dad yar oo soo labeeya kuwaasi. Shuruudahan Waxa ay daaqada ka saareysaa Xubno farabadan oo ku cusub Masraxa Siyaasadeed ee Somalia, kuwaas oo rajaynayay in ay tahay wakhtigii ku haboonaa oo ay Siyaasada somalia kasoo dhex muuqan lahaayeen.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk Muqdisho
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=39692

Posted by on Sep 2 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery