Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Xalay Markii Lagu Dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Ee Cusub ayaa Waxaa Magaalada Nairobi Ka Dhacay Dabaal Dagyo Waawayn Kuwaasoo Lagu soo Dhawaynayay Madaxweynaha

Dabaal dagyadan ayaa  gabi ahaanba magaalada nairobi aad looga dareemay  waxaan markaliya  is qabsaday damaashaad balaadhan ayadoo dadka soomaaliyeed e ku dhaqan nairobi ay u soo wada baxeen dibada  watana baabuur  iyo  qaar kale oo  lugaynayo  waxaa sodoo  kale amaankoda sugayaya  ciidamada policeka kenya oo  bar bar socday  si ay  ula qaataan farxadooda.

Dadkan ayaa waxaa ay  ridayeen  waxaha lagu damaashaado   sidoo kale  ciidamada kenya aya  si wayn waxaa y u rareen  qoyskii waynee ee uu  lahaaa madaxweynaha  soomaaliya kuwaasoo daganaa xaafada lagu magacaabo South C waxaan ay u rareen   Hotelada waayan e nairobi.

 

lagamana seexan nairobi  xalay  si    ay  dadka soomaaliyeed u  muu jiraan   shucuurtooda  kaga aadan  soomaaliya  oo ku meel gaar ka baxday  dooratayna  madaxweyne  cusub

 

 

naaji@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=40643

Posted by on Sep 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery