Comments on: Xaflad Balaadhan Oo Lagu Maamuusayay Waxqabadka Wasiirad Ku Xigeen Arimaha Dibada Khaatumo State Of Somalia Oo Ka Dhacday Magaalada Columbus (Daawo).

By: M.H.Buraleh
Reer Khaatumo  waa in maalin walba la isweydiiya maxaynnu u qabanaa dadkeena,dalkeenna iyo diinteenn,oo aamn badi lagu mashquulin maxaa war la hayaa.  In kasta oo la yiri war la helaa talo la helaa haddana waxaa iyana muhiim ah in hal abuur la sameeyo,oo aqoonta,maalka,nafta iyo waqtiga la quudho.

Hambalyo Farduuse iyo inta ku garab istaagta hawsha ay qabatay.  Waa hubaal haddii ruux kasta oo Khaatumo ahi wax qabad iyo ficil ku biiriyo danta guud in guul la gaadhi doono.