Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Warbaahinta SSDF oo bilowdey Aflagaado iyo Cay ka dib markii ay ka quusteen rajada R/wasaaronimada Somalia(Akhriso waxay qoreen Webyada SSDF)


(Allssc) Waxaa isa soo taraya rajo xumada ay ka qabaan  in loo magacaabo jagada Wasiirka Kowaad (Prime Minister)  Faroole iyo beeshiisa SSDF ayadoo ay kursi dheer iyo mid gaaban u fuuley  in ay helayaan jagadaas.

Iyadoo u Faroole quus ka taagan yahay in ku qanciyo Madaxweyne Xasan Sheekh in loo magacaabo Raysul wasaarinimada qof ka soo jeeda SSDFka dib isku day badan ama xidhiidh badan uu la sameeyey Madaxweynaha.

Waxaa sidoo kale Raysulwasaarihii hore(Gaas) u  ka gows adeegay in uu wareejiyo Xafiiskiisa iyo waliba hoyga uu ka dagen yahay VIlla Somalia maadaama uu waqtigiika dhacay si loogu wareejiyo Raysul wasaaraha Cusub ee Somalia.

Hadaba  markii ay quuska muujiyeen Faroole iyo Maamulkisa SSDF ayaa waxay bilaabeen warbaahinta u shaqeysa Faroole iyo SSDF in ay qoraan qoraale lagu aflagaadeynayo Madaxda sare ee Somalia iyo waliba beelo sharaf  leh oo ka tirsan Umada Somaliyeed 

Halkan hoose ka aqriso baroorta iyo Qiiq isku qariska Faroole iyo Warbaahinta SSDF..

http://puntlandi.com/xog-rasmi-ah-sheikh-shariif-iyo-odoyaasha-beesha-hawiye-oo-madaxweyne-xasan-ku-cadaadinaya-inuu-raysal-wasaare-ka-dhigo-nin-aan-reer-puntland-ahayn-2/

Maxamed Wali

DAAWO WARAYSI KARTOON AH OO FAROOLE BIXIYEY

http://allssc.com/38841-2/

Allssc Muqdisho

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=41579

Posted by on Sep 21 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery