Tacsi:- Yaasiin Cismaan Xaashi,Oo Dhawaan Ku Geeriyoodey Wadanka Qatar Caasimada Doha, Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
Tacsi tiiraanyo leh innaallilaahi wa innaaileyhi raajicuun
haddaannu nahay jaalliyadda reer khaatumo state of soomaliya
ee ku dhaqan waddanka Qatar.
Waxaanu halkan tacsi uga soo
gudbinaynaa ehelkii iyo qaraabadii iyo carruurtii iyo xaaskii
iyo dhammaan ummadda reer khaatumo geerida ku timi
marxuun yaasiin cismaan xaashi oo maalintii 25,9, 2012 lagu
aasay magaalada doha qatar.
Waxaannu ilaahay uga baryaynaa inuu
janadiisa ka waraabiyo intuu ifka kaga tegeyna samir iyo iimaan
ka siiyo tacsidaa magacyada hoos ku xusan yaa diraya.
xaaji cismaan dhuungooye
xaaji axmed sulebaan dayib [duuliye]
xaaji axmed ibraahim [ diraac]
xaaji maxamed axmed xayir [ xamari]
yuusuf maxamed cabdilaahi [ abwaan suusle]
cabdirashiid salebaan dayib [ wadaad yare]
maxamed salebaan dayib
cismaan salebaan dayib
cabdifataax salebaan dayib
siciid aaden siciid aayir
maxamuud ciise gedle [ maxamuud soodaani]
yaasiin axmed geelle
cabdiweli jaamac saalax [burco]
cabdilaahi jaamac [ cabdilaahi nabar]
caamir maxamed cali doob
cabdiraxmaan diiriye gamaandiid
sheekh xasan hurre afrax
siciid cabdi nuur xiddig
salebaan faarax caalin [gambadhe]
cali diiriye afballi
digaale diiriye af balli
axmed khaliif
maxamed khaliif
yuusuf khaliif
cabdinaasir sheekh mursal
jaamac cali raabi
dhuux cali raabi
cabdi cali raabi
xasan cali raabi
xuseen faarax cali raabi
axmed burmad galaydh
maxamed jaamac biindhe
xagga hooyooyinka
dhudi oogle
rooda xaaji cabdi muuse
xaliimo macalin cismaan
xaali nuur ducaale
iyo dhammaan dad badan oo aanan halkan ku soo koobi karin waxay leeyihiin Samir iyo Iimaan Alle ha inaga Siiyo Wallaalkeen.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
kalshaale7@gmail.com
Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=42122












