Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Siidayntii Diyarada Lufthansa 1977 Oo Muqdisho Afduub Lagu Keenay ( Tariikh Maqal Muuqaal). ” By: Mustafe Nuur “

Waxaa sanadkii 1977 gobonimo doonkii shacabka falastiin ay afduubteen diyaarado gaadhaya 40 iyaga oo inta badan codsanayay in loosii daayo dad u xir xiran dhaq dhaqaaqa Gobonimo doonka Dalka Falastiin, sidoo kale waxa ay ku dadaalayeen in Bulshada Calanka tusaan ama indhahooda kusoo jeediyaan waxa ka socda Dalka Falastiin.

Hadaba dhalinyaro ka tirsan Free Palestine, Palestine Liberation Organization “PLO” ayaa afduub ku kaxaystay Diyaarada Lufthansa 1977 oo ay saranyihiin 92 rakaab ah  iyaga oo dalbanayay dalabo dhowr ah, waxa ay diyarada u soo weeciyeen dhanka magaalda Muqdisho. Dowlada jarmalka iyo Dowlada Somalia aya aku heshiiyay in ay ka wada qayb qatan sii daynta maxabiista, midaasna waxa ay sababtay in ay nafwaayaan 3 kamida afdubayaashii xornimo doonka reer Falastiin waxa dhawacmay mid kamida afartii afdube.

Waxana ay u dhacday sidatan.

Halkan Ka Daawo

Taariikhdan Oo Dhamaystiran waxaad ka Daawan Kartaa Halkan Hoose Ka Daawo

Qaybtii Kowaad

Qaybtii Labaad

Qaybtii Sadexaad

Qaybtii afraad

Qaybtii Shanaad

 

Eng: Mustafe Nuur

M-nuur1@hotmail.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=39585

Posted by on Sep 1 2012. Filed under Fikradaha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery