Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Sidee Looga Xumaadey Aflagaadadii Nabigeena”NNKH” Loo Geeystey Deegaanada Khaatumo State, Top Video Banaanbaxii Maanta Ka Dhacey Buuhoodle.(Daawo Top Video)

Buuhoodle(Allssc)Banaanbax balaadhan oo saaka ka dhacey magaalda Buuhoodle, Banaanbaxaasi oo looga soo horjeedo, Aflagaadada Nabigeena Maxamed”NNKH” loo geeystey, Kadib markii Film ay soo saareen Yuhuud ku nool wadanka Mareykan.

Hadaba sidee ayay uga xumaadeen Muslimiinta Aduunka ku nool, Gaar ahaan Shacabka Reer Khaatumo State,
Hoos Ka Daawo Top Video Ga Banaanbaxani Maanta Ka Dhacey Magaalada Buuhoodle.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn.

Short URL: http://allssc.com/?p=40814

Posted by on Sep 17 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery