Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Shir Saxaafadeed Uu Caawa Qabtey Maamulka Khaatumo State Gudaha Magaalada Buuhoodle, Iyo Dhacdadii Maanta Ka Dhacdey Gudaha Magaalada Buuhoodle Oo Tv Ga Universal Si Khaldan U Rogey.(Dhagaysi Haboon)

Buuhoodle(Allssc)Shir Saxaafadeed caawa lagu qabtey gudaha magaalada Buuhoodle shir saxaafadeedkan oo ay qabteen xubnaha Wasaarada Arimaha Gudaha ee maamulka Khaatumo State.

Agaasimaha W.Arimaha Gudaha ee maamulka Khaatumo State oo caawa shir saxaafadeed ku qabtey xafiiskiisa ayaa warbaahinta u sheegay in Ay tahay khalad wixii maanta ka dhacay gudaha magaalada Buuhoodle, Sida khadlan ee UversalTv u rogtey warkaasi.

Agaasimaha ayaa sidoo kale ka warbixiyey dagaalkii qadhaadhaa ee maanta ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Cayn, Sidoo agaasimaha aaa warbixin kooban ka siiyey Jabkii helay maanta Waftigii Horgalada ahaa ee uu horkacay Saleeban Ciise”Cadow-toosiye”

Sidoo kale wuxuu ahaasimaha W.Arimaha Gudaha ee maamulka Khaatumo State”Maxamuud Sheekh Cumar” ka warbixinayaa dhacdadii foosha xumeyd ee maanta heshay cuqaashii maanta galinkii danbe lagu qab qabtey gudaha magaalada Buuhoodle, Ee markaasi qacanta ula tageen Beelaha ay kasoo jeedaan, Yadoo cuqaashan la khalday ee hadalka uu si khadlan ugu dhigey Saleeban Ciise”Cadow-toosiye” Iyo Sidii ay shacabka Cuqaashani ugu saxeen wadada Saxda ah, Yadoo gabagabadii kacdoonkii galabta cuqashani lagu xidhey Jeelka Magaalada Buuhoodle.

Dhanka kale Agaasimaha ayaa sidoo kale ka Amaan qaran u soo jeediyey Ciidamadii maanta ka qeyb qaatey dagaalkii saaka ka dhacay Duleedka baliga Kalshaale, Halkaasi oo ay ku sugnaayeen Waftigan Horgalada ah ee uu horkacayay Saleeban Ciise”Cadow-toosiye”.

Sikastaba ha ahaatee bulsho weynta ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaa dhaleecayn balaadhan usoo jeedineysa UversalTv oo lagu bartey inuu waxyeelo Afxumo ah iyo warar kutiri kuteen ah kasii daayo deegaanada Khaatumo State, Kadib markii Tvga Universal uu sameeyay Video goos goos hore ah isla markaana u dhigey in reer Buuhoodle isla qaateen shirkani maanta, Yadoo uu arinkaasi sameeyay Wariye uga hawl gala gudaha magaalada Buuhoodle, Warkan oo ahaa mid Goos Goos ah iyo Sawiro.

Hadaba Hoos Ka Dhageyso Shir saxaafadeedka Agaasimuhu U Qabtey Saxaafada Khaatumo State Oo Ay Horkacayso Shabakada Allssc.com Agaasimaheeda Magaalada Buuhoodle.

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Halkan Ka Dhagayso

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
kalshaale7@gmail.com
Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=42318

Posted by on Sep 29 2012. Filed under Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery