Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Sawirka Maanta iyo Farshaxanka Caan ka Ah Ee Amin Caamir (Daawo)

Farshaxanka  amiin caamir  oo  horay  loogu  bartay  muwaadinimo  ayaa waxa auu  soo ban dhigay sawiir  aad u soo jiiday  dhamaan  shacbiga soomaaliyeed ee colaada sokeeye ay  raagsadeen  sawirkan  oo ka turjumaya in laga baxay  colaadii  dagaalo  barakac shaqo la aan   abaar.

 

Loona  gudbay  barwaaqo iyo  doog  dadka oo dagay   dareen san  waxa ay  dawlad tahay  iyo  wadanka oo hormar hor leh   la yimi waxaan la odhan karaa  sawirkan uu sameyay   amin caamir  waa sida uu u qor waa  sidii ay  filanayeen shacabka soomaaliyeed waxaan  bulshada ay  hambalyo u diraan   farshaxanka  qalinkiisa ku caawiyay  umada soomaaliyeed

 

naaji@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=40663

Posted by on Sep 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Sawirka Maanta iyo Farshaxanka Caan ka Ah Ee Amin Caamir (Daawo)”

  1. Dheere Power

    Amin Camir waa Darwiish Somaliyed
    Amin Camir waa halyey somaliyed runloow karti badan
    jecel dadkiisa,dalkiisa iyo diintiisa
    Thanks for ever mr. aminarts.

    Long leve Khatumo state of Somalia.

  2. idoor liqe

    dheeree laxay
    kkkkkk halkana ma timadaa , adigu midgaan baad tahay , waan ku caayi lahaa ee horufadhi baan kugu ixtiraamaay iyo dadkaan dhuloos isaga dhigayso !!
    midgaan idoor ah bad tahay ducufyahow

Qormadaada

Photo Gallery