Qarax Xoogan Oo Lala Eegtay kiniisad Ku Taala Xaafada Juja Road Nairobi )
Waxaa Qarax xoogan uu goordhawayd ka dhacay kaniisad ku taala xaafada juja road waxaan la sheegayaa in uu ahaa qarax wayn walo aan la hubin sida uu udhacay qaraxaa.
Dhanka kale policeka ayaa baadhitaano wado dhimashada ayaa waxaa lasheegayaa ilaa 16 qof oo ay u badan yihiin caruur waalidiintood la socday halka dhaawacana uu ka badan yahay.
wixii war ah ee ka soo kordhaa kala soco allssc
Short URL: http://allssc.com/?p=42353












