Qaramada midoobay oo ku eedeeysay Faroole iyo calooshood u shaqeeystayaashii Diyaaradihii Sterling/Saracen duqeyn ka geysatey degmada Balli-dhidin ee gobolka Bari ee puntland
Waxaa caddaatay maamulka faroole in uu ciidamada mercenary ee Sterling/Saracen uu u isticmaalay dad aan waxba galabsan aanan hubeeysneeyn kana soo jeeda beelaha degan bali dhiddin.waxaa kale oo cadaatay hal mar oo fal gal ah bisha markeey aheeyd june 16 keedii 3 seddex diyaaradood oo ah kuwa qumaatiga u kaca weerar xoogan ay ku sameeyeen tuulada bali dhiddin aygaa dab rasaas xoogan ku furay maato shicib ah inta la og yahy muddo 5 shan saacadood ah kuna dileen 7 ruux . Waxaa muuqatay oo caddaan aheeyd in ay wataan ciidamao calooshood u shaqeeysta ah ee saracen.kuwaas duulimaad hoose isla markiina xabado firdhinayey markaasa Shicibkii u cararay buuraha isla markiina dhaawac iyo dhimasho ka soo gaaray duqeynta kadib markeey u carareenyn dhinaca buuraha ayaa rasaas ka soo dhaceysey qoriga darandooriga Dhashiikaha diyaaradaaas ku rideysay.. waana markii labaad ee ay diyaarado nooca dagaalka ahi goboka Bari duqeyn ka geystaan. Wa fal waxashnimo ah,wana fal shicib aan wax galabsan lugu laayey looguna marrmarsiinyooday mashruuc ka hortaga burcad-badeed oo dhaqaale badan lugu bixiyo lagana dagaalamayo wax walba oo horumar ah ama xagga siyaasadda.waxaa misana la yaab ah waa la yaqan burcad badeed melaha ay joogaan ee xarumo ku leyihin,maxaa keenay waxa looga war waregayo farisimaho loona bartilmameed sanayo dad rayid ah sababtu waa beelaha cali saleebaan iyo siwaaqroon.
Meesha waxaa dhintay waa dad shicib ah ma aha burcad badeed walina ciidamo shisheeye oo calooshood u shaqeeysta in dadka loo soo kireeysto waa arrin xaaraan ah.
Tuulada Xiriiro oo hoos tagta degmada Isku-shuban ee gobolka Bari ayaa ciidamada Saracen iyo Maleeshiyada Faroole ay degmadaas dad rayid ah ku laayeen.“xiriiro waa la yaqaan xeebta 130km bay u jirtaa, meel ay ka baxaan Burcad badeedu ma ahan, meel ay isku uruursadaanna ma ahan”.
Gudoomiyaha tuulada Xiriiro Jeylaani Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in falkaasi uu dhacay xiligaas oo ay cutubyo ka tirsan ciidamada Huwanta Faroole iyo Mercenaries ee Saracen deegaankaas ay weerar qaawan ku qaadeen.
Wuxuuna intaas caddeeyey in ay tuulada dhowr jiho kasoo galeen islamarkaana ay rasaas hoos ugu dhigeen dad rayid ah oo fadhiyey mid kamid ah goobaha lagu shaaheenayey.
Jeylaani ayaa maalintaa sheegay in rasaastaastii ay ku geeriyoodeen labo qof halka ay 8 qof oo kalena ku dhaawacmeen:
“Ciidamada Saracen magaalada markay soo galeen dad shacab ah oo ciyaal iyo duqey isugu jira bay xabad aan loo aaba yeelin hoos ugu dhigeen, wiil yar oo arday ah iyo nin reer baadiye ah ayey dileen, 8qof oo kale ayaa dhaawac ah, dad badan oo barakac iyo sas uu ku dhacayna way jiraan” gudoomiyaha tuulada xiriiryo ayaa yiri.
Jeylaani Maxamed Ismaaciil ayaa markii ay taliska ciidankaas u tageen loo sheegay in dadkani ay ku dhinteen howgal Burcadbadeed lagula dagaalamayey.
“xiriiro waa la yaqaan xeebta 130km bay u jirtaa, meel ay ka baxaan Burcad badeedu ma ahan, meel ay isku uruursadaanna ma ahan”.
shirkadda Saracen oo ah shirkad aan sumcad wanaagsan dunida ku lahayn ayaa Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Ex-puntland Salaad Xareed Cali ayaa si aan ka gabasho la’ayn uga hadlay Joogitaanka deegaanada Puntland Shirkadda Saracen International oo ah mid waxay doonto ka fushata deeganada ay gacanta ku hayso.
Waxa uu tibaaxay in ay duqeyn ka geystay Magaalada Baargaal ay ka danbeeyeen diyaarado ay leedahay Shirkadda Saracen isla mar ahaantaana qof walba uu Isweydiinayo sababta keentay in magaalo iyo dad degan oo si nabad ah kunool si Sharci daro ah la isaga duqeeyo.
Waa xadgudub cunaqabateen xagga hubka soomaliya saaran in hub la soo dajiyo oo base boosaaso lagu qarsado ayna jir dil ay ku sameeyaan punishment saracen style xitaa askartii ay tababarayeen ciqaab ahaan midkood waa dhintay qaar gacmaha ayeey ka jajabiyeen mid kale waxaa lagu dilay dhagax ilaa uu ka dhinto.

mukhtaar muuse
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=39905