Police Ka Kenya Oo Xafada Islii Ay Soomaalidu Dagto Ka Soo Fagay Qoryo Bambooyin Iyo Sidoo Kale Walxaha La Isku Qarxiyo(Daawi Sawiro )
Hubkani Oo Gaadhaya Ilaa , 4 qori oo ah nooca AK47 iyo 480 xabadood Ayaa lagu Soo waramayaa Inay Ciidamada Gurigii Uu kujirey Xoog Ku galeen Iyadoona Goobtaasi ka Qabtay Dadkii Guriga Deganaa Ee looga Shaki Qabo Inay hubka Qarinayeen.
Dhanka kale waxaa ay gacanta ku dhigeen garneelada gacanta laga tuuto iyo sidoo kale kuwa wax walgu qarxiyoo oo idinkaga muuqdo sawirka mobelka ah ee dul saran waxaan ay gacanta ku dhigen dad looga shakisan yahay in ay hubkan guriga ku qariyeen baadhitaano ayaa socda.
Gabi ahaan dadkii daganaa guriga ayaa badankood la qab qabtay gurigana ayaa ku yiilay xaafad lagu magacaabo section one kuna taala xaafad islii .
Halkan Ka Dheeho Shabakada Standerd Oo aan Ka Soo Xiganay
Dhanka kale soomaali badan oo aan haysan sharciyada Kenya ahna garab xamaalato ayaa muujiyay cabi xoogan iyagoona ka baqaya in uu bilowdo raaf.
Wixii war ah ee ka soo kordhaa kala sooco shabakada allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=40997
















