Ogaysiis dhamaan Jaaliyadda Khatumo Diaspora Association Sweden ee ku dhaqan Stockholm In Ay Ka Soo Qayb Galaan Kalfadhigii Sadaxaad Ee Jaaliyada
Waxaa loogu baaqayaa dhamaan Jaaliyadda Khatumo Diaspora Association Sweden ee ku dhaqan Stockholm iyo nawaaxigeeda in la qaban doono kalafadhigii sadexaad ee jaaliyadda. Kalfadhigan oo aad muhiim u ah ayaa waxaa xogwaran ku dhiibi doona maamulka jaaliyadda. Xogwarankan oo la xiriira waxqabadkii jaaliyadda mudadii koobnayd ee loo cayimay inay shaqeeyo. Kasoo qaybgal cawan. Ps: Fadlan wakhtiga dhowr Wakhtiga: Sabti 22 september 2012 Goobta: Kista träff Saacada: 17:00 – 21:00 "Shanta galabnimo ilaa sagaalka fiidnimo " Xiriirka iyo Agaasinka: Abdirashiid H. Sugulle Osman Mohamud Ismail khatumo.sweden@gmail.com Telofnka: 070 – 719 3617 Mahadsanidin Khatumo Diaspora Association Sweden
Short URL: http://allssc.com/?p=40638













