Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ogaysiis Ku Aadan Dhegaystayaasha Radio Ssc Codka Shacabka!

Waxaa La Ogaysiinayaa Dhegaystayaasha Ssc Radio codka Shacabka Khadka Taleefanka Gaar ahaan Maraykanka iyo Canada in Labadalay taleefankii Hore ee ka dhegaysan Jirteen barnaamjita Kabaxda Radio Ssc Codka Shacabka.

Arinkan Ayaa Qayb Ka Ah Balaadhanta Baaxada Dhegaystayaasha Oo Tira batay, Islamarkaana waxaa hada halmar wada Dhegaysan kara, Wicina Kara Taleefankan  Dad kor udhaafaya 10.000 oo Qof.

Waxayna Dhegaystaashu Ka Dhegaysan Karaan Taleefanka Ah, (415) 655-0816   lanbarkii hore ee Qaarada yurub isagu Habkiisii Ayuu Ushaqaynayaa oo ahaa 4420 3519 0475

Sidoo Kale Halkan Ka dhegayso Ogaysiiska oo Cod Ahaana.

Halkan Ka Dhegayso

Mahad Sanid

By – Axmed Darwiish - Director of Radio Ssc Codka Shacabka

Short URL: http://allssc.com/?p=40287

Posted by on Sep 8 2012. Filed under Fikradaha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery