Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ogaysiis:- Jaaliyada Sool Sanaag Cayn Ee Dalka Emaratka Carabta Oo Shir Qabsan Doonta Maalinta Bari Ah JAMCAHA 28-Sep-2012.(Warbixn Akhriso)

(Allssc):Waxaan la’ogaysiinayaa jaaliyada Sool Sanaag Cayn ee kudhaqan IMAARAADKA inuu JIMCAHA 28-Sep-2012  dhicidoona shir lagaga arinsanayo arimo badan oo ay kamidyihiin kor u qaadista iyo horumarinta waxbarashada gaar ahaan JAAMACADA NUGAAL. Kulankan oo ah mid ay soo qabanqaabisay jaaliyadu ayaa waxaa kasoo qaybgali doona dad xogwaran ah oo ay kujiraan macalimiin iyo maamulayaal hada wadankii wax kadhiga.

Kulankan oo mid aad muhiim u ah, ayaa waxaa lagu baraarujinayaa jaaliyada  Sool Sanaag Cayn ee dagan imaaradaha kala duwan sida Abudhabi,Shaariqa,Dubai, Cujman iyo kuwakaleba inay kasoo qaybgalaan iyagoo wixii fikrad iyo ra’yi ahba kusoo kordhinaya kulanka. Kulanku wuxuu kadhacayaa magaalada ABUDHABI
Sidaa iyo kasoo qaybgalwacan.

Mahadsanidin.

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
kalshaale7@gmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=42128

Posted by on Sep 27 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery