Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada Khaatumo State Ee Kunool Gobolka Ohio, USA Waxaa La Ogaysiinayaa Inuu Dhici Doono Shir Maalinta Sabtida 9/22/12 Dhici Doono Shir Jaaliyadu Leedahay:

Allssc(Ohio); Gudiga Jaaliyada Khaatumo State waxay ugu baaqayaan dhamaan jaaliyada Khaatumo State ee ku nool gobolka Ohio, inuu dhici doono shir wadatashiya oo ay isugu imaan doonaan jaaliyadu. Shirkan waxaa kasoo qayb gelidoona madax ka tirsan maamulka Khaatumo oo ku sugan gobolka Ohio iyo qaar dhanka taleefanka kaga soo qayb geli doona.

Shirkani wuxuu ka dhici doonaa:

Meesha: Hotel Ramada
Maalinta: Sabti 09/22/12
Saacada: 5:00 PM – 9:00 PM
Address: 4900 Sinclair Road Columbus Ohio 43229

Kasoo qaybgal wacan waqtigana dhowra.


View Larger Map

Short URL: http://allssc.com/?p=41665

Posted by on Sep 22 2012. Filed under Jaaliyadda ssc, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery