Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Muxuu Faroole Ka Yidhi Madaxweynaha Cusub Xasan Sh. Maxamuud Intaanu Ra’iisal Wasaaraha Magacaabin


Allssc(Garoowe) Oday Faroole ayaa isla markii uu ogaaday in la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamud isla markiiba wacay BBC-da si uu isu maqashiiyo madaxweynaha cusub. Ninkan oo in dhoweydba beesha Hawiye iyo hogaamiyaasheeda iyo shacabkooda aflagaado iyo eedayn la bartey ayaa hada lasoo baxay weji cusub. hadaba maxay tahay sababtu. Faroole oo ogaaday in dowladani tahay dowlada ka baxday xiligii ku meel gaadhka ahaa, aana looga talin doonin maamul goboleedyo hadii aan jileec laga arag madaxda cusub ee dowlada. Faroole ayaa isku deyaya inuu weji kasamaysto madaxweynaha cusub, amaan aanu u meel deyin kala dul dhacay. Waxaase xusuusin mudan in Faroole amaani jirey sheekhii tegay markuu danihiisa u fulin jirey.

Faroole ayaa ku dadaalaya inuu madaxweynaha cusub ka dhigo Ra’iisalwasaare nin Maxamuud Saleebaana. Jacayl uu uhayo Maxamuud saleebaanka kalena maaha ee Faroole ayaa cabsi aada ka qaba in hadii aan Cumar Maxamuud ama Cismaan Maxamuud ka helin jago Federaalka ay ku qabsan doonaan hogaanka Puntland oo ay aaminsanyihiin inay iyagu kaadidooda usoo cabeen oo SSDF usoo mareen, gaar ahaan reeka cumar Maxamuud. Odayga ayaa la filayaa inuu amaanta iiyo dabaaldegyo beenbeena oo uu booskiisa rabo inuu ku ilaashado ka dhigo Puntland ayaamaha soosocda. Su’aasha meesha taalase waxaytahay ma iska garan doonaa Madaxeyne Xasan Sh Maxamuud, casharna ma u ku qaadandoonaa sidii Faroole iyo asxaabtiisu u khiyaameen Sh Shariif Sh. Axmed. Waqtigaase Sheegi meesha carab laalaadiska Faroole iyo howshiisa cusubi ku dhamaato.

Cisman Qandala Garoowe

Allssc@allssc.com



Short URL: http://allssc.com/?p=40628

Posted by on Sep 11 2012. Filed under taariikh, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Muxuu Faroole Ka Yidhi Madaxweynaha Cusub Xasan Sh. Maxamuud Intaanu Ra’iisal Wasaaraha Magacaabin”

  1. kkkkkkkkkkkkkkk farole jecliyaa markuu hawiye runta u sheego oo dhawaqiisu ilaa xamar gaaro, nebciyaa markuu kusoo jeedsado daaroodka oo dhawaqiisa uu kala didiyo daaroodka.

  2. ahmed

    waad ku sugteen faroole ninkan mawaxuu mooday in oo wax ku samayn karo waa nin soomaaliweyn wadato maaha in garoowe laga xukumo

  3. aaaaaaaaaaaaaaa horta ma qirteen saan u afganbiney shikh shariif kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa hadaba hawiye baan saan rabno ka yeelnaa hadaan anahay beelaha walaalaha ah ee majeerteen dishishe leelkalse awrtable warsangali waxaan wadanka ka sameyno baa kasoconaya waxkale mey sxb bal dhulus doon dagaysa waligood dabada qabsadaan shiikh shariiiiiiiiiiiiiif xurmadlee baad nagu waa sheen mee caawa shiikh shariif aawey shiikh shariiif dhulka wax kale ulama aanan gooyn ee waxa aan ka yaabney dhulbahante oo waligood fadlan lacag ku shubo ah ban layaabney sida uuu u daba joogaan dad aanan qadiyad lahayn baad tihiin

  4. somalia waxa madaxwayne ka’ah ssdf iyo mahige
    wixii kale waxba kamjiraan hawareeririna reer khaatumo
    somaaliyailaa uu guumaysi horleh kadibna aad daraawish soo istaadhaan moooyaane wax sooomaaliya hadeer far baa lagu walaaqayaa
    ama jahaada ssciiyay ama joojiya afsoomaliga meeshu waxay ubaahantahay
    in la’iska garaaco uma baahna afsoomaali

Qormadaada

Photo Gallery