Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Munaasibad xadhiga lagaga Jarayey Xarun ay Leedahay Ururka Bisha Cas Ayaa Lagu Qabtay Magaaladda Laascaanood Xarunta Gobolka Sool (Daawo Sawiro).

Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen waxa garadka Gobolka, sool iyo,Ganacsatada  Ardayda wax ka barata dugsiyada ururka bishacas waxaana lagaga waramay waxqabadka ururkaasi iyo faaiidada uu bulshada u leeyahay.

Masuulka ururka Bisha Cas u qaabilsan Gobolka Sool Axmed Maxamuud Warsame “Daakir” ayaa ka war bixiyey heerarkii kala duwanaa ee ay soo mareen Ururka Bisha Cas iyo haatan halka ay Joogaan oo uu ku timaamay mid ay markhaati ka yihiin.shacabku

Gudoomiyaha shirkada telesom c/risaaq axmed warsame” oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa waxa uu ku dheeraaday waxqabadka ururkaas oo uu sheegay inay yihiin kuwo aan la qarin karin,waxa qabad kooda iyo muhiimada ay bulshada u hayaan
dhismahan ayaa ah kii labaad ee Ururka Bisha Cas uu ka dhiso magaaladda Laascaanood, kanoo noqon doona mid u buxiya kaydka ururka iyo qayb ka mid ah Waxbarashada ay bixiyaan ururkaasi oo lagu soo kordhiyey barashadda Computerka iyo Caafimaadka ooo ay horey u bixin jireen

Short URL: http://allssc.com/?p=42277

Posted by on Sep 29 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery