Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Mudaharaad Xoogan Oo Looga Soo Horjeedo Maamulka Garoowe Oo Ka Dhacay Magaalada Waaciya (Daawo Sawiro).

Waaciya(Allssc): Magaalada Waaciye oo  ka tirsan Gobolka Bari ayaa malinimadii shalay uu ka dhacay Mudaharaad balaadhan oo loogasoo horjeedi Maamulka Garoowe.

Mudahaardkan ayaa  ka mid ahaa mudaharaado iyo Baaqyo isa daba joog ah oo looga soo hor jeedo Maamulka Qoyska Cabdiraxman Faroole.  Mudaharaadadan ayaa lagu muujinayay sida ay u baaba’day Maamulkii hore loo odhan jiray Puntland uu mudooyinkii u danbeeyay ku hadhsanaa Gobolka Bari iyo Xaruntisa magaalada  Garoowe. Sidoo kale waxaa Mudaharad kan la mida uu ka dhacay Magaalooyinka Qardho, Baargaal, Badhan.  Mudahaardadan waa wayn waxaa dhinacsocday Baaqyo ay soo saarayaan Beelaha ku hadhay  Mamaulkii hore loo odhan jiray Puntland oo ay Beeluhu sheegayaan inay gabi ahaanba kalsoonidii kala laabteen isagan baxeen Maamulka Qoyska Faroole kaas oo ay ku tilmaameen mid aan mudo badan sii jirayn.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Mudaharaadka Magaalada Waaciya

 

 

Cismaan Qandala Allssc Garoowe Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=42376

Posted by on Sep 30 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery