Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Magacyada 13 musharax oo maanta ka tanaasulay musharaxnimadoodii madaxtinimada Somalia(Daawo Sawirada)

 

 

Muqdisho(Allssc) Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho 14 musharax oo u taagnaa qabashada xilka madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkaan ayaa waxaa leeskula ogolaaday in 13 kamid ah musharixiintaasi ay u tanaasulaan musharaxa 14-naad oo ahaa Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil.

Tanaasulka ayaa yimid kadib markii musharixiinta oo ku bahoobay dalada the National partnership for change ay isla ogolaadeen in ay iyagu isu codeeyaan ninkii ugu cod bataana ay u ogolaadaan in uu u tartamo jagada madaxtinimada dalka Soomaaliya iyada oo ugu danbeyntii uu codkii ugu badnaa uu helay Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil.

Musharixiinta tanaasulay ayaa waxa ay kala yihiin:

Gen. Maxamed Nuur Galaal

Maxamad Maxamuud Guuleed.

Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa.

Abdulqaadir Xaashi Cali (fish)

Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf)

Hussein Khaliif Jaamac

Yaasiin Ibraahim Ciise

Prof Ahmed Muumin Warfaa

Yaasiin Maahi Malim

Mohamed Amiin Abdullahi

Aasha Ahmed Abdalla.

Mohamed Abdi rahmaan Nadiif.

Iyo Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle.

Musharixiintii maanta tanaasulay ayaa waxa ay dhamaan madasha ka sheegeen in ay bilaabeen wada aan horay loogu arag Soomaaliya gudeheeda in ay ka dhacdo oo ah in rag iyagu musharixiin ahaa intey kulmaan ay isku raaceen in ay isu tanaasulaan.

Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil ayaa markii lagu dahwaaqqay in isagu doorashada madaxtinimoda dalka Soomaaliya uu uga qeyb gelayo the national partnership for change ayaa waxa uu sheegay in uu wax badan kabedelayo hadii uu ku guulyesto kurisiga uu u tartamayo ee saaxiibadii ay maanta uga tanaasuleen.

 

Maxamed Wali

Allssc Muqdisho

Allssc@allssc.com

Info@allssc.com

Daawo sawirada

 

 

 

 

 

Short URL: http://allssc.com/?p=39746

Posted by on Sep 3 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery