Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane Maxamed Yusuf Indha Sheel Oo Hambayo U Diraya Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamud (Dhagayso Haboon)
Madaxweynaha maamulka khaatumo state of somalia mudane mohamed yuusuf indha sheel aya waraysi uu siiyay shabakada codka shacabka ee allssc waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha soomaaliya ee xalay la doortay waxaan uu madaxweynaha khaatumo uu sheegay in dhamaan shacabka reer khaatumo iyo madaxdooda ay hambalyo kuu soo dirayaan.
Dhanka kale madaxweynaha khaatumo indha sheel ayaa sheegay in shacabka soomaaliyeeday la shaqeeyaan madaxweynaha cusub ee lo baahnaa lana sugayay mudadii dheereed maadaama uu yahay nin muwaadin soomalaiyeed oo isu soo taagay in uu guto waajibaadkiisa.
Halkan ka dhagayso madaxweynaha khaatumo
naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=40718












