Khudbadii Musharax Sheekh Shariif Axmed(Daawo Maqal iyo Muuqaal)
(Allssc) Waxaa maana bilowdey khudbadihii ay soo jeedinayeen qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya madaxnimada Somalia.
Hadaba anagoo idiin soo gudbin doona musharaxiinta ugu waaweyn ayaa waxaan idiin soo gudbineynaa marka hore khudbadii uu soo jeediyey Mudane Sheekh Shariif oo ha Madaxweynaha hadeer uu Somalia bal nala daawada.
Riix halkan hoose khubadii Sheekh Shariif.
Short URL: http://allssc.com/?p=40085
![madaxweyne-so-300x225[1]](http://allssc.com/wp-content/uploads/2012/09/madaxweyne-so-300x2251.jpg)












