Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

KHUDBADII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHIIKH MAXAMUD UU KA JEEDIYAY CALEEMASAARKIISA (VIDEO HALKAN KA DAAWO )

Khudbadii  qiimaha badneed  ee u jeediyay madaxweynaha  cusub ee soomaaliya  mudana  xasan shiikh maxamud  oo  maanta  xafladii lagu caleemo sarayay ay  ka dhacday caasimada soomaaliya  madaxweynaha ayaa  u mahad ceshay dhamaan   martidii ka soo qayb gashay xaflada caleema saraka isagoon  sheegay  in  maanta   ay tahay waa cusub oo u baryay  soomaaliya.

waxaa kale uu ka dhawaajiyay madaxweynah  soomaaliya  mahadcelinta  xukumadii hore  oo  uugu  horeeyo madaxweynihi hore ee soomaaliya shiikh sharif  shiikh ahmed  iyo dhamaan  xokumadii  uu mas uulka ka ahaa.

 

HALKAN KA DAAWO  KHUDBADII  MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA 

 

Naaji@allssc.com

Allssc@allssc.com

Allssc@hotmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=41192

Posted by on Sep 16 2012. Filed under Wararka, Youtube. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery