Jabhada SNM Oo Soo Qufatay Xabaalihii Uu Qaaday Daadkii Xaabaale Iyaga Oo Dusha U Saaraya Beesha Gadabuursi Iyo Gen Cali Samatar (Daawo Maqal Muuqaal).
Hargaysa(Allssc): Dhowaan ayay ahayd markii Beesha Habar Awal ay Beesha Gadabuursi ku eedaysan inay u gaysteen Xasuuq wakhtii Dowladii Kacaanka. Beeshan oo iyadu ku andacoonaysan inay leeyihiin dhul ay hada dagan yihiin Beesha Gadabuursi . Beesha Habar Awal ayaa afka ku baladhisay hadii aan Jabhada SNM aysan dhulka Gadabuursi aysan siin inay iyagu xoog ku maquunin doonaan Beesha GAdabuursi kana kicin doonaan dhulkan.
Sidoo kale Ragan Madax Dhaqameedka Beesha Habar Awal oo Shir Saxaafadeed qabtay Asbuucii ina soo dhaafay ayaa Eedayn kulul dusha uga tuuray Hogaamiye ku xigeenka Jabhada SNM Saylici oo isagu kasoo jeeda Beesha Gadabuursi. Dadka Waaya araga u ah Deegaanada iyo Darisniamda Beelaha aya aku tilmaamay in Beesha Gadabuursi si xeeladaysan ladoo nayo in looga qaado Dhul baaxad weyn oo ay hada dagan yihiin. Midaas oo loo marayo dhinacyo badan.
Maalmihii u danbeeyay waxaa la arkayay Shacabka Beelaha Gadabuursi ee ku dhaqan gudaha Magaalad aHargaysa oo yareyay Dhaq Dhaqaaqooda waxa midaas ka danbaysay kadib markii Beesha Habar Awal ay hanjabaad Warbaahinta u marisay inaysn Beesha Gadabuursi aysan nabad ku joogayn Gudaha Magaalda Hargaysa. Waxaa sidoo kale ay Beesha Habar Awal oo kaashanaya Jabahdooda SNM ay soo qufeen Xabaalo horaantii asbuucan midaas oo lagusoo cabsi galinayo Beesha Gadabuursi.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Halkan Hoose Ka Dhagayso Habjabaadii Beesha gadabuursi Hawada Loo Mariyay
Halkan Ka Dhagayso Hanjabadii Beesha Habar Awal
Amina Waris Allssc Hargaysa Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42100













IDOORKA XABAALAH QUFAYA WAXAAN LEEYAHY XABAALAH AAD QUFAYSAAN WAA SEDEXDII XORO EE HARGEYSA KUYAALAY OO AY GUMAADEEN WAXAAN FILYAA SADEXDAA XORO WAXAA KASOO NOQADAY LABA GAADHI OO KALIYA INTII KALE DADKAAS WAA FALFAH AY SOO SAARAYAAN EE WAXAA ORNLAHAA WAA INAAD KAWAANTOOWADAAN DADAKA AAD GUMADEEN HADAN XABAALOHOODII WAX KU DOONAYSAA SANDAREERA AH
Ciddii xog ka haysaa xabaalahaas waa inay soo baxaan. Waayo waxaa jirey dad badan oo shicib ah oo ay SNM ISIR ahaan u dishey,iyo qaxooti ku jirey xeryo oo ay ISIR ahaan u dileen. Daalim Eebbe ku filan,waxay noqonaysaa tani markhaatii ay gacmahooda ku soo faageen.