Horgale Saleebaan Ciise Axmed”Cadow-toosiye” Oo Caawa Ka Ambabaxay Gudaha Magaalada Buuhoodle, Iyo Qorshihiisa Soo Socda Oo Caawa Buuhoodle Lagu Lafa Gurayo.(Xog Dhaba)
Buuhoodle(Allssc)Saleebaan Ciise Axmed”Cadow-toosiye” oo caawa si toosa uga ambabaxay gudaha magaalada Buuhoodle, Horgalahan oo wararka kasoo baxaya shacabka ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ay sheegayaan in Horgalahani uu caawa ku baxay Amar kasoo baxay aqalka Jabhada SNM.
Saferkan kadiska ah ee soo foodsarey Horgale Saleebaan Ciise Axmed”Cadow-toosiye” ayaa la sheegaya in uu yahay mid ku saleeysan qorshayaasha kasoo fulaya Axmed Maxamed”Siilanyo” iyo Jabhadiisa SNM.
Bulshoweynta reer Buuhoodle ayaa caawa ku falayeyneysa gudaha magaalada goobaha fadhi ku diriryada in ay jiraan heshiisyo hoose oo ka dhaxeeyay Siilayo iyo Cadow-toosiye, Heshiisyadan oo bulshadu ku tilmaamayeen qodobo dhowr ah, Isla markaasna ay ka mid ahaydba in Siilaanyo magan gelyo buuxda siiyey Mr.Cadow-toosiye, Isla markaana uu Guri Weyn ugu balan qaadey oo uu dego Mr.Cadow-toosiye gudaha magaalada Hargeisa si uu galbeedka hargeisa fur fur iyo fadeexadeyn Midnimada gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ugaga soo abaabulo.
Dhanka kale waxaa kale oo jirta in mudooyin badan Saleeban Ciise”Cadow-toosiye” iyo bulshada reer Buuhoodle ay isku dhibanaayeen, Yadoo Saleeban Ciise”Cadow-toosiye” ay ku adkaatey ku noolaanshahii uu ku dhex noolaan lahaa shacabka reer Buuhoodle, Yadoo ilaa iyo maalintii shalay ahaydna uu awoodi kari waayey Hab dhaqankii iyo ka dhex Adeegashadii uu kula noolaan lahaa bulshada reer Buuhoodle, Isla markaasna ay jireen difaac uu Gurigiisa uu ka xidhey yadoo ay ilaalinayeen ku dhawaad 10 wiil oo da’yar yar, Kana mid ah dhalinta reer Buuhoodle isla markaana uu Duufsadey.
Sikastaba ha haatee wararka rasmiga ah ee kasoo baxaya shacabka deegaanada hoos taga G/Cayn iyo gudaha magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in xili ay ahayd 11.00pm uu ka Kolonyeystey Saleeban Ciise Axme”Cadow-toosiye” gudaha magaalada Buuhoodle, Yadoo dhanka kalena ay jiraan warbixino kasoo baxaya degmada Qorulugud wararkaas oo sheegaya in laga soo dhaweeyay isla markaasna Caawaba lagaga riwaayadsanayey.
Hadaba wixii warbixina ee arinkan kasoo kordha dib ayaan idinkala socodsiin doonaa,.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
kalshaale7@gmail.com
Buuhoodle G/Cayn.
Short URL: http://allssc.com/?p=42392













Riwaayaddan ay dhigayo SNM Horgalladuna matelayaan,waxaa iiga baxay beenta,nifaaqa,waallida,khuraafaadka,garasho xumida iyo doqonimada SNM ku kulmay.
waxan halkaankasalamayaa dhamaan reer khaatumo salaan kalgaacaltooyo bacdiisalaan waxa idiinka codsaanaya qofkasta oohaya saleeban dhabarjaabshe telfonkiisa inu isoqooro waayo saleeban waxan ahay qof kuxiraya sharcigaa USA waxan ahaay loyaar reer khaatumoah waxan xasuusinlaha salkeeban inu haayisto sharciga USA sharciga USA madhigayo in bulshoo lakhasbo ama xooriyadoda la afduubo markaa indeerkay waxan xasuusta maraanugatagay NY isagoojoga manasooto waxan ugutaagayina waxay ahayiid inuyahay gudomiyihii SSC sidadarteed waxan siyaa risbagti toolnimo maanta hoduunoqday gudoomiye baabiiye tolkii waxan kalhortagayinaa gacan bira kaliya waxan rabaa inaan helo meelan kalahadlo beeri si anuu qil uheelin marku yimaado USA waayo waxan latiig sanaya sharciga USA WAA BILAAHI TOWFIQ
Asc walal casura aad iyo aad baan kugu mahadcelinayaa anigo kuhadlaya afka dhalinyarta rer khatumo walal dadaalkaga aad maxakamada kusaraysid xartosiye wad
Waxan kacodsanayaa dadka daneya hawlaha dhulbahante inay soqoran cadawtosiye tellkisa si rer khatumaha joga amerika ay sharkica amerika ulatigsadaan ninkaa usotafaxaytay baaba a dhulbahante