Gobolka Awdal oo Si Weyn Looga Taageeray Madxweynaha Cusub Ee soomaaliya (Daawo)
London (Allssc.com)
Shacabka soomaaliyed ee sharafta badan ee ku nool magaalada boorama ee gobolka soomaaliyeed Awdal ayaa muujiyey geesino iyo wadaninimo dheeraada kadib markey ay muujiyeen rayigooda ku aadan doorashada la doortey madaxweynaha cusub ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Gobolkan iyo shacabka degen ayaa waxaa cabudhin weyn ku haya sida gobolka sool maleeshiyaadka beesha Isaaq ee SNM, taa oo shacabada degen xaawilaayaan iney iska dulqaadaan gumeysi qabiileedka beesha Isaaq (SNM).
Hoos ka daawo Vedio:
Allssc newsdesk
London
allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=41020












