Faroole Oo Horgaladii U Shaqaynayay Is Ku Diray Ahmed Cali Askar Oo Diiday In U Xilka Ku Wareejiyo Horgalka Cusub Ee Maxamud Caydiid Iyo Hawshiisii Oo Qabsaday Wasiir Kuxigaynka Kuna wareejiyay Moxamud Caydiid(Video)

Waxaa  dhawaan  uu faroole isku shaandhayn ku  sameeyay  horgaladii u shaqaynayay isagoona  booski uu horay u joogay  Ahmed  Ali Askar uu  ku badalay   mohamud  caydiid  walow uu diiday in uu wareejiyo  ahmed  ali askar  jagadii uu hayay   faroole.

 

Faroole ayaa  la hadlay waxaan uu dhahay waxaan   helnay  nin  tulkiis  si wacan u  maagalay  adiguna  hawshii aad  puntland u soo qabatay waad ku mahadsan tahay  waxaan doonayaa    nin caytama marka  waxaan kaa codsanayaa in aad  xilka wareejiso  hadii aad  tahay  Ahmed Cali Askar  hadii kalana waa laagaa maarbaa  hawshii   aan  noo haysayna waad   ku mahadsan tahay shaqadad  xil wareejinta ahna waxaa ay u  taalaa  wasiir ku  xigayn kaaga  isaga ayaan  ahmed caydiid  ku wareejinayo.

 

 

Hadaba  waxaan idin soo  gudbinaynaa  sida  uu   xilka  u wareejiyay   wasiirku xigaynka    Ahmed Cali Askar Loo bahdilay  halkan  hoose  ka daawada  video-ga .

 

HALKAN   KA DAAWO  VIDEO-GA

 

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

One Comment

  1. wiil garoowe September 20, 2012 at 12:57 pm - Reply

    beenta iska daaya allssc waxa aad sheegaysaan ma ahn wax run ah puntland waa dowlad

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>