Fariin Deg Deg ah Oo Ku Socota Dadka Is Qarxinaya (Daawo Maqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc): Warbaahinta iyo Culumaduba wax ay aad uga digaan in qof muslin ah uu dilo qof kale oo muslin ah oo waxba ka galabsan. Waxaana isa soo taraya argagaxa shacabka somaliyeed ka qaadene dhac dadii shalay oo ahayd mid aad u fool xun midaas oo lagu qarxiyay dad aan waxba galabsan waxba kala socon siyaasada Somalia. Shacabkla ayaa u arka in Al-shabaab ka baqday Cidamada iyo Madaxda la ilaalinayo hadnaa usoo dhigatay masaakiinta iyo shacabka Nabada ku dhex maraya Gudaha Somalia. Hadaba Is Qarxiyoow hadaad ka mitahay Akhristayasha Fadlan dhagayso oo Dawo hadii uu ku anfacayo Qowlka Eebe.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk Muqdisho
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=41598












