Falan Qaynta Dhacdooyinka Jubooyinka (Video)

Waxaa baryihii udanbeeyay  ay  xaalado dagaal ka soo cusboonaadeen   magaalada  kismaayo oo  ah magaalo xeebeed ilahay ku maneestay   bad iyo  beero hadaba  kismaayo  mudooyinkii u danbeeyay waxaa ka ariminayay  kooxaha nbad  diidka ah ee alshabaab kuwaasoo  hada k  holeelay kaadib markii duulaan cirka iyo dhulk ah ay ku qaaadeen  ciidamada uwant ah  ee kenya iyo soomaliya.

 

hadaba  barnaamij ay qadteen TV-g  somalichannel ayaan idin  soo  gudbinaynaa oo  k hadlayo xaalada  jubooyinka   daawasho wacan

 

HALKAN  GUJI SI AAD U DAAWATO  VIDEO

 

Naaji@allssc.com

Allssc@allssc.com

Allssc@hotmil.com

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>