Dhagayso Qudbadii Uu Musharax Maxamed C/laahi Oomaar Ka Hor Jeediyaya Golaha Barlamanka (Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Waxaa maanta xildhibanada hor tagay Musharixiin u tagan Xilka Madaxweynaha Dalka Somalia, kuwaas oo wax qabadkooda danbe hadii la doorto u soo bandhigay xildhibanada. Musharaxiintaas Waxaa ka mid ahaa Musharax Maxamed C/laaahi Oomaar.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Ka dhagayso Qudbadii Musharax Maxamed C/laahi Omaar
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=40154












