Dhagayso Qudbadii Musharax Prof: Axmed Ismaaciil Ka Hor Jeediyay Golaha Barlamanka (Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Waxaa maanta xildhibanada hor tagay Musharixiin u tagan Xilka Madaxweynaha Dalka Somalia, kuwaas oo wax qabadkooda danbe hadii la doorto u soo bandhigay xildhibanada. Musharaxiintaas Waxaa ka mid ahaa Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Dhagayso Qudbadii Musharax Prof Axmed Ismaaciil Samatar
Allssc News Desk Muqdisho
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=40135












