Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Deg Deg: Safaaradaha Ingiriiska Iyo Jarmalka Ee Kuyaal Dalka Sudan Oo Dab La’qabadsiiyay Iyo Mudaharaado kusii Fidaya Dalalka Islamka (Daawo Maqal Muuqaal).

khartum(Allssc): salaadii jimce kadib waxaa shacabka Dalka Sudan u dareereen dhanka Safaaradaha dalalka Maraykanka Ingiriiska iyo Germalka halkaas oo ay ku muujinayeen sid aay uga xun yihin aflagaadada loo gaystay Nabi Muxamed Naxariis iyo Nabadgalyo kurkiisa ha ahaatee.

Mudaharaadayaasha oo is abaabulay ayaa goobta mudaharaadka ku tagay Basas,Gawadhi iyo lugba, Dad kor u dhaafay 5000 kun oo qof ayaa isugu soo baxay waxaa markiiba dhulka la dhigay calanka Dalka Jarmalka oo ka babanayay gudaha Safarada Jarmalka ay ku leedahay Dalka Sudan. Wali laba sheegin dhawac ama dhimasho loo gaystay shaqalaha Safaraadahaas balse waxaa jira cabsi xoogan. shaqalaha Safarada ayaa ku xaraysan gidaha Safarada waxaa hortagan ciidamada nabadsugida kuwaas oo goorkasta la jiidhi karo.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan  Ka Daawo

Wararaka ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Sudan ay ku dhimatay 3 ruun, sdioo kale waxaa Mudaharaadadu gaadheen Dalalka Tuniisiya,lubnaan, Yaman, iyo dalalkale.

Halkan Hoose Ka Daawo Wararka Ugu Danbeeyay

Halkan Ka Daawo

 

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=41035

Posted by on Sep 14 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery