Deg Deg: Qarax Goor Dhoweyd Lala Eegtay Cidamada Amison Gudaha Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Allssc): Wararka haatan naga soogaaraya Dagmada Wartanabada ee Ex-Wardhiiglay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi qarax xoogan lagula eegatay Ciidamo katirsan Midowga Afrika ee AMISOM gawaare ay saarnaayeen.
Qaraax ayaa waxa uu ahaa miidana nuuc dhulka lagu aasaa oo meelaha fogfog lagahago waxaana uu qabsaday qaraxaan garii ay wateen Ciidamadii AMISOM-ka ahaa ee halkaasi maraayay waxaana uu lakacay qaraxaan gaariga nuuciisa ay Soomaaliya u taqaan Cagafta oo ay wateen Ciidamadaan AMISOM. Ilaa iyo iminka lama oga qasaaraha rasmigaa ee soogaaray Ciidamadaan AMISOM ee lala beegsaday qaraxaan.
Marka uu dhacay qaraxa ayaa waxa ay ciidamadaan is ku gadaameen agagaarka halka uu ka dhacay qaraxaan Xoogan iyo waliba kan kasoogaaray dadka yaridkaa ee ka agdhawaa goobta uu qaraxaan ka dhacay.
Xaalada ayaa haatan waxa ay tahay mid dagan markii loo eego halka uu ka dhacaty qaraxaan.
Allssc News Desk Muqdisho
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=41568












